Yusra Abraar oo ka hadashay meesha ay aado lacagta Soomaaliya? -VIDEO

0
193

Ohio(INO)- Yusra Abraar oo ah haweeney cilimi durugsan u leh dhanka dhaqaalaha, ayaa ka hadashay meesha ay aado lacagta dalka Soomaaliya loogu tala galay oo ay bixiyaan wadamada reer galbeedka.