Xildhibaan ka digay dagaal sokeeye oo ka dhaca Magaalada Baydhabo Janaay.

0
216

Baydhabo– Xildhibaan Shariif  Max’ed Cabdalla oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ka digay dagaallo Sokeeye oo ka dhaca Magaalada Baydhabo Janaay

Mudane Shariif Max’ed Cabdalla ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay cadeyso Moqifkeeda ku aadan Maamul u sameynta Gobollada Koofur Galbeed.

Si kastaba Maalmihii aanu ka soo gudubnay ayaa waxaa Xiisado xoogan ay ka alowsanaayeen Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Baydhabo somalia

Idale Newas Online, Baydhabo