Dhageyso Xildhibaan Ibrahim Suleymaan Xaaji Nuur oo ku magac dheer Ilkacase oo sheegay in khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaruhu yahay mid aan ku saleysneyn Dastuurka iyo Xeer Hoosaadka Dalka u yaala hase ahaatee uu yahay mid la rabo in lagu dumiyo qaranka. Waxa uu ra’iisul wasaaruhu sameeyey waa isku shaandheyn oo ah maamul ku kooban shaqada Ra’iisul Wasaaraha.
Home Idale Somali News Update Xildhibaan Ilka case oo sheegay in halkii Mooshin lala soo boodi lahaa...