Xildhibaan Cali Khaliif Galaydh oo khudbad Xasasi ah Ka Jeediyey Munaasibad ka Dhacday magaalada Nairobi Ayaa wuxuu kaga Hadlay Arimo badan oo Dhowr Ah.
Mr Galaydha Ayaa wuxuu Fariin U diray Dhamaan Bulshada Khaatumo Gaar ahaan mucaaradkooda, Inay Soo Fadhiistaan Miiska wada hadalada, Islamrkaasna Yimaadaan Shirka Taleex ka Dhici Doona dhowaan waa sida uu sheegaye
Wuxuu Si Adag Ugu Hadlay Guulaha ay gaareen mudadii yareyd ee maamulka khaatumo uu jirey, isagoo dhanka kale dhaliiley dowlada Federaalka Somaliya uu ka mid yahay oo uu ku sheegay in madaxweynaha ay reer khaatumo guud ahaantood u vote gareeyeen balse yiri sida reer khaatumo ugu liseen inuusan ugu hambeyn, hase ahaatee ay u sii dheer tahay in madaxweyne Xasan midnimo dalka uusan isku ilaalin Karin, oo si gaar ah shirar iyo wadahadalo la galo maamulka Somaliland iyadoo aan waxba laga weydiin dhinac reer khaatumo oo saameyn weyn ku leh gobolada waqooyi ee dalka.
halkaan ka daawo Xildhibaan Cali Khaliif oo arrimahaas iyo kuwa kaleba ka hadlaaya: