Baydhabo(INO)-Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaasbsade ayaa maanta waxaa lagu wadaa in lagu Aaso Magaalada baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay Halkaasi oo Haatan ay ka socoto Qaban qaabada Aaska Xidhibaanka.
Maxamed ibaarhim Xaabsade ayaa shalay waxaa uu ku Geeryooday istibaal ka yaal Magaalada muqdisho Ee Caasimadda Dalka Soomaaliya iyadoo aaskiisa ay ka qeyb galayaan Xubno ka Tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu ugu Horeyo Madaxweynaha Maamulkaasi
Xaabsade ayaa waxaa uu ka mid ahaa Mudanayaasha Baarlmaanka Soomaaliya Ee Hatan jira waxuuna qeyb ka soo noqnoqday Xukumadahii ku Meel Gaarka Ahaa Ee Dalka Soo Mara.
Ugu Dambeyntii Xildhibaan xaabsade ayaa waxaa uu u Gerryooday Xanaun dhanka wadnaha ah kasoo wajahay.
Sahal News, Baydhabo.