Daawo: Wasiiro Ka Tirsan KGS Oo Ka Qiib Galey Munaasabad 60 Dhalanyaro Ah Oo Shaqo Looga Abuurayey

0
387

Baydhabo(INO)- Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Kagaqiibgalay  Munaasabad lagufuraayey barnaamij Wax lagubaraayo Ilaa  60 dhalinyaro oo lagasooxulay Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Munaasabada oo Aheed mid si aad ah loosoo agaasimay  ayaa  waxaa kasooqiibgaley  wasiir kuxigeenka Wasaarada Qorsheynta KG  xubno kasocoday Gudiga Shaqaalaha raidka Koonfur Galbeed Soomaaliya xubno iyaguna kasocoday  Maamulaka Degmada.

Masuuliyiinta  Hay’ada sooqabanqaabisay  Mashruuca iyo  Dad Ubadnaa dhaliro markaasi ladoonayo in Xirfado labaroMunaasabada ayaa ujeedkeedu aheed Mid Markaasi lagufuraayey mashruuc cusub oo ay maalgalinayso Dawlada Mariikanka islamarkaasina loogagonleeyahay  in lagutababaro Ilaa  60 Dhalinyaro  oo iskugujira Wiilal iyo Gabdho  si mastaqbalkuna shaqa abuur looga sameeyo  xifadaha ay barandoonaan.

Ugu horeyn Maxamed Cali  Mahadi oo kamid ah Masuuliyiinta  hay ada sooqabanqaabisay  Masharuuca ayaa faafahinaya  ujeedada Munaasabada.

Mashruucaan waxaa wax lagu baridoonaa  ilaa iyo 600 Dhalinyaro oo iskugujira Wiilal iyo Dhalinyaro . waxaana Masharuuca maalgalinaya Dawlada USA.

Xasan Aadan Yaraw oo Xubin ka ah Gudiga shaqaalaha Rayidka KG ayaa si aad ah U soo dhaweeyay  Mashruucan  wax lagubaraayo  Dhalinyarada . islamarkaasina laguladagaalamaayo Shaqo la’ aanta  haysata Dhalinta Soomaaliyeed

“Aad ayaan usoodhaweynaynaa hadaanahay Gudiga shaqaalaha Rayidka KG Soomaaliya Hay’aduhuna waa in ay kudhiiradaan tababarida Dhalinta Soomaaliyeed simarkaasi loola Dagaalamo Shaqa la’aanta” ayuu yiri.

Ugu dambeyntii, Wasiir kuxigeenka Wasaarada  Qorsheynta Koonfur Galbeed Soomaaliya  Maxamed Xaaliji Maxamed  ayaa   kuladardaarmay Dhalinyarada ka faa’iideysanayssa Mashruucan in ay  kudadaalaan sidii ay  uga meridhalin lahaayeen waxaa ay barandoonaan Waxaan kuladardaarmayaa Dhalinyarada kafaa deysanaysaa  Masharuucan in ay kadhiidhiyaan waxaa labaraayo . islamarkaasina ay kudadaalaan sidii ay wax  ay barteen ay ugashaqeysan lahaayeen.

001002003004Wariye Abshir Maxamed Nuur, Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here