Wasiirka ayaa ka mid ahaa musharixiinta kursigan waxaana la sheegay in ay Qosykiisa hoos u wada hadleen sidaas darteed uu faataxadda Afar afarta faataxada ku qaatay .
Waxaana halkaas labadda dhinac faataxadda kumartay labada dhinac waxay is ku garteen in ay siiyaan Wiilka la dhashay Marxuum Cabass Abdullahi Siraji .
Waxey beesha is ku Afgarteen in Booska sibuuxda uu u hogaamiyo Xildhibaan Maxamuud Abdullahi Siraaji