Idale Somali News Update Wasiirka difaaca Burundi oo Baydhabo booqday (SAWIRRO) By News-Editor - September 7, 2013 0 201 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Wasiirka difaaca dalka Burundi oo dhawaan soo gaaray dalka Soomaaliya ayaa maanta booqday ciidamada Burundi ee qeybta ka ah daladda AMISOM kuwaas oo ku sugan magaalada Baydhabo. Idale News Muqdisho