Wasiir ku xigeenka dastuurka oo ka hadlay soo xulista barlamaanka

0
303

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dastuurka iyo Dib u heshiinta dowlada kmg ee Somalia oo ka hadley shakiga iyo cabashada ay dadweynaha Soomaaliyeed qabaan ee ah  in xildhibaanada la kala iibsanaayo Ka dhegeyso Halkaan: [audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2012/08/wasiirka-d.mp3]

taasoo horey Ergiga Gaarka ah ee UN ee Somali uga dhawaajiyey, ayaa sheegey in Odey-dhaqameedka iyo ninka iibsanaaya kursi qarameed ay labaduba yihiin tuugo ay mudneyd in ay tahay in laga saaro odeyga iyo ninka laaluush ku mid sababtoo ah waxay dambi weyn ka galeen waa qaranka Soomaaliyeed ka sokow beesha ay ka soo jeedaan., isla markaasna waa in la sharaf tiro si ay ugu tusaale qaataan inta ee damaca kaga jiro in sidaas si la mid ah ay raba iney ku kuacaan.

 

Idale News Online “INO” Muqdisho