Wargalin: Wasaaradda Shaqadda Iyo Shaqaalaha KGS Oo Dooneysa 400 Oo Gabdhood Oo Loo Qaadayo Dalka Sacuudi Carabiya + Shuruudo

0
938

Baydhabo(INO)- Wasaarada Shaqadda Iyo Shaqaallaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay Wargalinaysa Dhamaan Gabadhaha Ku Nool Gobolada Shabellaha Hoose, Bay iyo Bakool in la qaadayo 400 Oo Hablod isla markaana ay ka Soo Shaqeysan  doonaan Wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya taasoo ay ku  timid  Dadaal iyo Heeshiis Dhexmarey Dowlada Dhexe Ee Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya, waxaana damaad qaadeysa Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Is diiwan galintu waxay ka socotaa iminka Xarunta Wasaaradaha Ee Bay Projec Ee Magaalada, Xarunta Madaxtooyada Afgooye ( Baar ismaaciil ) ee Gobolka Shabellaha Hoose iyo Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool.

Halkan Ka Aqriso Shuruudaha.

Wargalinta

 

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo

Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay