Wararka Dibadda: dhibaatada gaartay ciidamo ka tirsan Israel oo doonaye inay weeraraan(Daawo Sawirada).

0
210

Sawiradan hoos ka muuqda waa kuwa laga soo qaaday mucjiso ay la kulmeen ciidamada cadowga ah ee Israel, kuwaas oo damacsanaa in ay weerar ku qaadaan Masjidka barakeysan ee Aqsa’ si ay u kala eryaan una argagax geliyaan muslimiintii halkaas ku sugneed.

Mucjisada ayaana ha in ciidamadan ay iskood u qarxeen, ayaodo aysan jirin wax dhib ah oo loo geystay, mar qura ayaana la arkay gawaarida gaashaaman ee dagaalka oo ay xiligaas ku guda jireen oo uu qarax ka kacay.

Qasaaro dhaawac xun iyo sun iyo hub gubtay isugu jira ayaa kasoo gaara, balse lama sheegin wax dhimasho ah.

1524344353

Idale News Online.