Baydhabp(INO)- SOMALI SOUTH WEST JOURNALISTS ASSOCIATION
Ururka Suxufiyinta Koonfur Galbeed Soomaaliya
Date:- 23/05/2016
Ref:…………………….
Ururka suxufiyiinta Koofur Galbeed Soomaaliyeed waxaa uu soo dhawaynayaa doorsashada xaqa iyo xaalaalasha ah ee 17-05-2016 ka dahacday magaalada muqdisho .
Waxay ahayd doorasho taariikhi ah oo aan ka go’ayn xussusstena taasoo nooceeda oo kale ka dhicin dalka balse ay u ahaatay in lagu doorto madaxda cusub ee ururka suxufiyiinta soomaaliyeed ee NUSOJ.
Soo dhawawyn iyo taageero kasakoow hadaan nahay ururka suxufiyiinta koofur Galbeed waxaan balanqaadaynaa in aan la shaqayn doono madaxda cusub ee ururka annagoon hagarsanayn oo daacadnimo iyo kalsooni u muujinayno.
Kama daali doono garab istaaga iyo u hiilinta ururka NUSOJ inta aan ku guda jirno howsheena sxaafada; marwalba waxaan balan qaadaynaa kalsoonideena iyo tageeradeena ineey tahay mid aan harayn inta ururka suxufiyiinta koofur galbeed soomaaliya uu jiro
Mahadsanidiin
Gudoomiyaha Ururka SOWEJA__________________________