Video Wefdigan uu hogaaminaayey taliayaha booliska ciidanka Amisom ee somaaliya Jeneral bille oo Baydhabo soo gaarey

0
214

Wefdigan uu hogaaminaayey taliayaha booliska ciidanka Amisom ee somaaliya Jeneral bille oo Baydhabo soo gaarey Waxaa xarunta Madaxtooyada baydhabo ku soo dhaweeyey Madax ka tirsan Maamulka koonfur galbeed oo uu ka mid yahay kusimaha Madaxweynaha ahna Waziirka Beeraha maxamed xasan fiqi .
Waxeyna kulan saacado qaatey wefdigan ay isla qaaten madaxda maamulka iyadoo u jeedka u soo gaarey baydhabo taliyaha lagu sheegey sidii uu u ogaan lahaa xaaladaha ciidanka Booliska koonfur galbed oo taliska Booliska Amisom uu tawabar siiyey ciidamo gaaraya illa 600 boqol oo booliska konfur galbeed ah .
Kulanka markuu soo idlaadey waxaa wariyaasha la Hadley kusimaha madaxweynaha maxamed xasan fiqi
Taliska amisom ee booliska soomalia ayaa tababaro kala duwan siiya ciidamada booliska soomaliyeed iyadoo koonfur galbeed sedexdeeda gobol taliska amisom uu u tawabarey ciidamo gaareya 600 boqol oo booliska waxeyna iminka ka howl galaan dhamaan deegaanada koonfur galbeed .