Madaxa maamulka Jubba ee Axmed Maxamed Islaan (Axmed Maoobe ayaa maanta shir jaraa`id ku qabtay magaalada Kismayo kadib weerar qarax ah oo lala beegsaday kolonyo uu la socda kuwaas oo marayay agagaarka Aargaka ee bartamaha magaalada Kismaayo.
DAAWO SHIRKA JARAA`ID
[vsw id=”JVmw9T5Unds” source=”youtube” width=”425″ height=”344″ autoplay=”no”]
Idale News Muqdisho