Updatenews:Garoonk Stadium Muqdisho oo laga bixin dona Ciidamadda AMISOM ee mudada Dheer difaaca aga jiray

0
199

Idalenews.com:- maxay katiri waziirada sportiska ee marwo Qadiijo Maxamed Diiriy xafladii xaley ee dhalinyaradda.
Wasiirka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Sports-ka Soomaaliya Qadiijo Maxamed Diiriye ayaa shaacisay in ay Dhawaan Stadium Muqdisho ka bixi donaan Ciidamadda AMISOM ee mudada Dheer ku sugnaa garoonka ciyaaraha ee Muqdisho.

Wasiirka ayaa xustay in markii ciidanka laga saaro garoonka la bilaabi doono dhismihiisa si qeyb ay uga qaadato horumarinta ciyaaraha dalka.

Sidoo kale Wasaaradda Dhalinyaradda ayaa sheegtay in sidoo kale la dhisayo Xaruntii ugu weyneed ee Xiriirka Kubadda Cagta oo ay xustay in ay iminka Xiriirka Kubadda Cagta ay dagan yihiin Xarumo Kiro ah.