Idale Somali News Update UPDATE: 8 Ruux Oo Xaley Cudur Shuban Biyoodka Ku Diley Degaanka Buur Dhuxule Ee Gobolka Bakool. By News-Editor - February 19, 2017 0 223 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Buurdhuxule(INO)- 8 Ruux Oo Xaley Cudur Shuban Biyood Ku Diley Degaanka Buur Dhuxule Ee Gobolka Bakool. ILaa iyo 60 ruux ayaa u geeruyootay shuban biyoodkii ka dilaacay degaanka Buurdhuxunle tiro intaa ka badanna way la ildaran yihiin. Majirto wax gargaar ah oo loo sameeyay amaba takhaatiir gaartay marka laga reebo daawooyin loo diray. Wariye Maxamed Xasan C/raxmaan,Idale News Online