UKRAIN: Xildhibaano isku dhex feeray baarlamaanka dhexdiisa -VIDEO

0
189

Ukriane(INO)- Labo xildhibaan oo ka wada tirsan baarlamaanka dalkaasi Ukrain ayaa is gacan qaaday kaddib markii mid ka mid ah oo lagu magacaabo Yuriy Boyko lagu eedeeyay in uu xiriir la leeyahay xukuumadda Ruushka. Cilaaqaadka Ukrain iyo Ruushka ayaa ah mid xun.