Dhageyso Ugaas Maxamed Weli oo ka mid ah waxgaradka Beesha Sade oo beeniyey inuu ka mid yahay Qaswadayaasha Somalia

0
309

Ugaas Maxamed Welli oo kamid ah waxgaradka Beesha  Sade ayaa lagu daray Liiska qasawadaayasha Soomaaliya, kadib warbixin shalay kasoo baxday Xafiiska dabagalka Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha cunaqabataynta hubka .

Ugaas

Maxamed wali oo la hadlay warbaahinta ayaa warbxintaa waxba kama jiraan ku tilmaamay.

[audio:http://saadaalnews.com/wp-content/uploads/2013/07/Ugaas-Maxamed-Welli.mp3]

Idale News Online