TOOS U Daawo Doorashada Madaxweynaha Dalka Mareykanka

0
183

Washington (INO) — Doorashada Taariikhiga ah ee Madaxweynenimo ee Wadanka Mareykanka, ayaa ka billaabatay Gobollo badan oo ku yaalla Waddankaas, iyadoo dadweynuhu ay soo dooranayaan Madaxweynihii bedeli lahaa madaxweynaha xilligan ee Barack H. Obama.