Toos u Daawo Dibadbaxyada Looga Soo Horjeedo Donald Trump: VIDEO

0
176

NY(INO)- Magaalooyin badan oo ka tirsan dalkaasi Mareykanka ayaa waxaa ka dhacay dibadbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo guusha Donald Trum, waxaa ay dibadbaxayaashu gubayaan calanka dalka Mareykanka iyagoona ku dhawaaqaya hadallo ka dhan ah Trump.

Halkan Ka Daawo VIDEO