Idalenews: konfur Africa.
Ninka ugu orodka dheereeya Usain Bolt ee dhawaan isaga fariistay orodada oo ritay kaqaaray isla markaana lagu wado inuu ku soo biiro kubbada cagta ayaa goob joog ka ahaa kulankii dhawaa ay Man United ka adkaatay Leicester City.
Bolt oo aad loogu yaqaano taageerada wayn uu u yahay Man United ayaa ciyaarta ka hor sawiro la soo galay tababarihii hore ee Man United Sir Alex Ferguson iyo rugcadaagii kooxda Bobby Charlton isagoona sidoo kale isku soo sawiray koobka Europe League ay dhawaan ku guuleysatay Red Devils.