Shirkadda SKA: XFS oo Go’aan lama filaan ah ka qaadatay heshiiskii ay la gashay

0
175

Dowlada federaalka Somalia ayaa ka baxday heshiis ay dhowaan la gashay shirkadda SKA ee dalka Imaaraadka Carabta.

Qoraal ka soo baxay caawa Wasaarada warfaafinta Somalia uuna ku saxiixnaa sii hayaha Wasiirka ahna wasiir ku-xigeenka Wasaaradan ayaa lagu sheegay in heshiiskaas uu ahaa sharci daro, golaha wasiiradana la horkeeni doono faahfaahintiisa dhowaan.

Qoraalka Wasaaradda oo aan lagu faahfaahin waxa uu heshiiskan khuseeyey ayaa u qornaa sidatan:-