Shirka Dowlad Goboleedka KG soomaaliya oo maanta Si aad ah diirada loogu Saarey Colaada ka taagan Gobolka SHabeelaha Hoose.

0
224

Baydhaba:  shirka Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa maanta  intiisa badan waxa looga hadlay dagaalada iyo dhibaatooyinka  soo noqnoqday ee ka socoda gobolka Shabeelaha Hoose, kuwaasoo, ay lug leeyihiin ciidamo  xiran dareeska dowlada federal-ka ee soomaaliya.

Ergada Shirka ayaa sheegay Dagaaladaan ka socda gobolka Shabeelaha hoose ay yihiin kuwa aan laga aamusi karin oo u baahan in sida ugu dhaqsiyaha badan wax looga qabto.

waxaan eedeayeen madaxda dowlada soomaaliya, ugu sareeso oo ku guul dareystey joojinta colaadka iyo isbaarooyinka, daadsan gobolka shabeelaha  Hoose.

Waxaa in badan dowlada soomaaliya looga baaqey in ay fara gelin toos ahi ku sameeyo dagaalada ka soconayo gobolka. arintani ayaa imeysaa xilli shleyto ka dhacey degaanka janaanel dagaal ay isgu hormaadeen maleeshooyin u baabulan qaabeeleed.

SHIRKA  BADYHABA

Xasan Basha,Idale News Online, Baydhaba: