Daawo: Sheekh Daahir Aw Cabdi Oo La Ilmeeyey Rafaadka Haysta Qaxootiga Soomaalida Ee Yemen Ka soo Barakacey, Kuna Baaqey Gargaar…

0
306

Daawo Sheekh Daahir Aw Cabdi oo ah Sheikh caalim ah oo dalka Soomaaliyeed si aad ah looga yaqaano ayaa ummada Soomaaliiyeed ugu baaqey inay gargaar degdeg ah la soo gaareen Qaxootiga Soomaaliyeed ee Yemen ka soo barakacey kuna soo qulqulaaya magaalada Bosaaso ee gobolka Bari xili uu jiro kulul aad u badan oo meeq qaxootigaasi ka galaan aysan jirin.

 
Idale News Online, Bosaso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here