Aqriso: Wariyaasha Konfur Galbeed Oo Si Wada jir Ah Uga Soo Horjeestay Doorashada NUSOJ ee qaban qaabadeeda Muqdisho ka socoto:

0
327

Baydhabo(INO)- Saxafiyiinka KG somalia oo kulan ay yeesheen Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay waxa ay si cad ugu soo horjeesteen arimaha kasocda magaalada caasimada ah ee somalia moqdisho ee ku aadan doorashada Hogaanka uruka saxafiyiinta qaranka somaliyeed ee NUSOJ.

Waxaan si cad usheegaynaa inaan marnaba naqusaynin wixii kasoo baxa halkaasi hadaanahay saxafiyiinta madaxa banaan ee kahowlgala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Sida la ogyahay saxfiyiinta qaranka somaliyeed ee NUSOJ doorashadii guud ee u danbaysay waxay kadhacday magaalada Baydhabo KGS raalina kama noqonayno in ladafiro xuquuqdeen gudigana waxaa lagu soo dhisay si aan cadaalad ku salaysanayn.

Waxa lagu sheegayo golaha badbaada saxafiyiinta somaliyeed uma aqoosanin in ay wax badbaadinayaan waxayna markale saxafiyiinta ay dib ugalinayaan kala fogaansho maa daama ay ku dhisan yihiin musuq maasuq
Waxaan mar koowaad iyo marlabaad ka xunahay waxa muqdisho ka socda oo aan u aqoonsanahay in aan marnaba noqon karin wax saxafiyiinta somaliyeed ay ku midaysan yihiin

War

 

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here