Sawiro: Xirnaashaha Wadooyinka Magaalada Muqdisho

0
224

Muqdisho–(INO)– Waxaa Saakay Xiran Dhamaan Wadooyinka Magaalada Muqdisho,iyadoo Wadooyinka Qaar lagu Arkayo Dad Teel-teel ah oo Lugtoota Maalaya.

Wadooyinka Qaar ayaa sidoo kale lagu Gooyay Ciid iyo Dhagxaan,waxaana sidoo kale Wadooyinka la soo dhoobay Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.

14281445_1229821920430060_345697222_n16426295_807371916070460_2540339166804457591_n16427264_1253370651411867_4553655153026084570_n 16427385_807371829403802_708790372362958029_n16472852_807371716070480_4196478774210548681_n