Sawiro: Shariif Xasan Iyo Xidhibaano Ka Tirsan BKGS Oo Kullan Ku Dhexmarey Madaxtooyada

0
182

Baydhabo(INO)–  Shariif Xasan Sheekh Aaden Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Mudanayaal tiro yar oo ka tirsan Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa kulan Caawa ku dhexmarey Madaxtooyada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Kullanka waxa Goob Joog ka ahaa,Gudoomiyaha Baarlamanka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye iyo labadiis ku xigeen iyo Wasiiro.

Nuxurka Ujeeda Kullankaas oo Faah Faahisan La Soco