Baydhabo(INO)-Madaxweynaha Dowlada Koonfu Galbeed Somalia Sharif Xasan Sheekh Aden ayaa maanta gelinkii hore dib uga soo laabtey Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Waxaana garoonka diyaradaha Shaati-gaduud ayaa ku so dhaweyey dadyow aad u fara badan oo ay hor kacayaan wasiiro, Xildhibaano iyo odayaasha dhaqanka.