Dadbadan ayaa isweydiinayaan Goormey heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Raysal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi, maanta ayaa Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane xasan Sheikh uu Dalka dib ugusoo laabta, Masuuliyiintii soo dhaweeyey Madaxweynaha waxaa kamid ahaa Raysal wasaarihii hore Mudane Cali Maxamed Geedi oo ka mid ahaa siyaasiyiin aad u dhaliili jirey siyaasada Madaxweyne Xasan Sheikh.