Muqdisho(INO)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Wariyaha Mustaqbal ee Gobolka ayaa soo sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada hadana loo galbiyay Xarunta Maamulka.
Socdaalka Cumar Cabdirashiid ayaa waxa uu daba socdaa qorshayaasha la doonayo in Maamul loogu sameeyo Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Idale News Online, Muqdisho