Muqdisho(INO)- Culumada Seynisyahanada ayaa waxay saadaalinayaa in 16 September oo Maanta ku beegan meelo badan oo dunida ah Qorax Madoobaad laga arki doono.
Waddamo ay ka mid yihiin Vanuatu, Nepal, Mexico, Gibraltar, Oklahoma China France, Philippines, Ecuador, Indonesia ayaa la sheegay in Qorax Madoobaadka laga arki doono.
Lunar Eclipse in Pisces on September 16th
(at 2:54PM EDT/11:54AM PDT/8:54PM Central Europe)
Sidoo kale Bartamaha Qaarada Yurub Dalalka ku yaalla ayaa iyagana qoraxda Iftiinkeeda uu is dhimi doonaa Xilliyada Duhurkii ilaa Casirkii.
Begins: Fri, 16 Sep 2016, 16:54
Maximum: Fri, 16 Sep 2016, 18:54
Ends: Fri, 16 Sep 2016, 20:53
Duration: 3 hours, 59 minutes
Dalka Ghana oo Africa ah waxa la sheegay in Afar Saacadood Bisha Madoobaan doonto maalinta Jimco ah sida seynisyahanadu sheegayaan.
Sidoo kale waddamada geeska Africa ayaa la saadaalinayaa in Iftiinka Qoraxda is dhimi doonto Jimcaha Berri Duhuradii sida culumada Seynisyahanadu sheegeen.
1-dii Bishaan September ayaa Qoraxda iyo Bisha ay is dhaafkooda keentay inay iftiinkii Qoraxda la waayo meelo badan oo Qaarada Africa ah.