Puntland sheegtay iney hakineysa doorashooyinka ka socdo magaalada Garowe

0
217

Garowe(INO)— War qoraal ah oo kasoo baxay Puntland ayaa looga hadlay doorashada aqalka hoose iyo inaan xubno kordhin aqalka hoose ah loo sameyn karin xildhibaanada ka imaanaya deegaanada Somaliland.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Puntland aysan ku qanacsaneyn kuraasta aqalka sare ee deegaanada waqooyi ee la qeybiyay, waxaana la sheegay ineysan aqbali doonin in la hareer maraa hishiiskii madaxda madasha wadatashiga.

20161126_231634