Puntland oo soo bandhigtay Shuruudaha Musharaxiinta Baarlamaanka Soomaaliya

0
230

Garowe(INO)- Guddiga doorashooyinka Dadban ee maamulka Puntland ayaa soo saaray Shuruudaha laga rabo musharaxiinta u taagan Qabashada xilka Baarlamaanka.

Guddiga ayaa soo saaray warqad ay ku qoran yihiin shuruudaha laga rabo musharaxiinta u tartamaya xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale Aqalka Hoose.

Shir ay warbaahinta ugu qabteen Magaalada Garowe ayaa waxa ay ku shaaciyeen qodobada Shuruudaha ah ee laga doonaayo Musharaxiinta.

 

Halkaan ka aqriso

 

shuruudaha