Waxaa shacab iyo hambalyeyn uu ka dhex bilowdey xarunta scuola polizia. taasoo muujineysa in Prof Jawaari noqdey guddoomiyaha cusub ee barlamaanka isagoo helay codad aad iyo aad u badan.
Gudoomiyaha cusub ee Barlamaanka Prof Jawaari ayaa la filayaa in dhowaan la hadlo shacabka Soomaaliyeed.
Idale News Muqdisho