Thursday, April 24, 2025

DOWLADDA SOOMAALIYA OO QIRATAY IN CIIDAN MAREYKAN AH AY SOOMAALIYA JOOGAAN.

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay waxa ay qiratay in dalka Soomaaliya ay ku sugan yihiin saraakiil ka tirsan Dowladda Mareykanka, xilli ay soo...

Al Fanaan Mustafa Sheekh Aadan oo Maanta Gaaray Baydhaba Janaay & Hees Qiiro Leh...

Waxaa maanta magaalada Baydhaba Janaay ee uu ka socdo Shirweynaha Dowlad Goboleedka loogu sameynayo Gobolada Koonfur Galbeed gaaray Afyaal Fanaan Mustaga Sheekh Aadan. Al-fanaan Mustafa...

Aqoon yahan Eng.Saalax Sheekh Cismaan oo Maanta Gaaray Magaalada Baydhaba Janaay, Si Ba’ana u...

Aqoon yahan si  weyn looga garanayo Soomaaliya Eng. Saalax Sheekh Cismaan iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo Janaay. Aqoonyahan Eng.Salaax Sheekh...

Malaaq Deerow oo ugu baaqey Madaxweynaha DF soomaaliya inuu iska ilaawo wax la yiraahdo...

Baydhabo(Idalenews.com)-Malaaq Deerow oo ka mid ah malaaqyada Koonfur Galbeed Somaliya oo la hadley warbaahinta ayaa shegay in Shirka uu Galay Marxaladdii ugu danbeysay ee...

Ururka Daryeel oo qeybo ka mid ah degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose ka...

Ururka hormarinta arimaha Bini-aadanimadda ee DARYEEL HUMANTERIAN & DEVELOPMENT ORG, (DHADO) ayaa mashruucyo aad u qiimo badan oo nuuci ugu horeeyay ah ka fulinaya...

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Ballon d’Or 2013.

Weerar yahanka kooxda Real Madrid, Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleestay abaalmarinta cayaaryahanka ugu wanaagsan adduunka ee Fifa Ballon d’Or, kaddib markii uu ka adkaaday...

XILDHIBAANADA OO MAANTA CODKA U QAADAYA MOOSHINKA LAGA KEENAY WASIIRADII SAACID.

Muqdisho:Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta codka kalsoonida ah uqaadaya moshin ay soo gudbiyeen xubno kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ku aadan inaysan Xukuumadda...

Boqolaal ka tirsan Ciidanka cusub ee Dowladda oo maanta hubkooda la siiyay (Daawo Sawirada).

Muqdisho:Boqolaal ka tirsan Ciidamada Militariga ee Dowladda oo dhawaan tababar ku dhameystay Xerada Jaziira ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa maanta loo qaybiyay hubkii iyo...

DAAWO SAWIRADA: HADDAANAN LA ISU NAXARIISAN MIYAA RAXMED EEBE LAHELEYAA

Baydhaba:Waxaan maanta barkhadii soo booqdey kaamka Buulo-uusley oo ka tirsan DedmadaBaydhabo kuna yaala meel u dhow kawaankii hore ee xoolaha lagu qali jirey (kawanduureed),halkaas...

Madaxweyne Xasan sheekh oo loogu baaqey inuu shirka ka socda baydhabo si deg deg...

Muqdisho:Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Maanta isugu yimid Caasimada soomaliya ee Muqdisho ayaa Madaxweynaha ka Dalbaday in uu si Buuxdo u Tageero shirka ka socda magalada...

Dhageyso: Gudoomiyaha Fududeynta Shirka dowlad goboleedka KG Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadley howlaha...

Maxamuud Sayid Aadan oo ah Gudoomiyaha Guddiga Hogaaminta sameynta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay howlaha guddiga hogaaminta Shirweynaha. Idale News Online...

Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya oo Maanta Loo Akhriyay Ergooyinka Shirka.

Baydhabo:-Guddiga Dastuurka ayaa maanta Ergooyinka sameynta dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya u akhriyay Nuqul kamid ah Dastuurka Cusub ay yeelan doonto dowlada K/galbeed. Gudoomiyaha...

Nin hilib dad ku cunay Afrikada Dhexe.

Afrikada dhexe(Idale News Online)-Dagaalka ku dhisan diinta ee dalka Afrikada Dhexe ayaa la sheegayaa inuu gaaray heer ay dadku is cunayaan.Weriye BBC-da ka tirsan...

DEG DEG : Shaqaale Ajnabi ah oo u dhashey dalka Kenya oo lagu afduubtay...

Muqdisho(Idale News Online)-Ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegay in laga afduubtay meel ku dhaw isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho ajaanib udhashay dalka Kenya. Wararka waxay...

Shirar Xasaasi ah oo Xalay ka dhacay Villa Soomaaliya iyo Golaha Wasiirada oo laga...

Muqdisho(Idale News Online)-Warar lagu kalsoon yahay oon ka helnay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in habeenkii xalay ay halkaasi ka dhaceen Shirar...

Gudiga Dastuur qoraalka ee Maamul Goboleedka KG soomaaliya oo soo Diyaariyey 114 qodob.

Baydhaba Janaay( Idale News Online)-Magaalada Baydhabo  ee xarunta Gobolka Bay waxa si habsami leh ugu soconaya howlaha iyo dadaala ee dhismahada dowlada koonfur galbeed...

Wiil yar oo Soomaali ah oo shan sano jir ah oo uu ku dhacay...

Ceel-Cade(Idale News Online)-Aadan Cabdi Xuseen waa wiil yar oo shan sano jir ah, waxaana asiibay cudur aan la aqoon oo ay waalidiintii sheegeen in...

Wararka Dibbad:Baadari Qisiisintiisa ugu baaqay in ay cooska cunaan si ay Alle ugu dhawaadaan...

Koonfur Afrika(Idale News Online)-Mid ka mid ah wadaada kaniisadaha ee wadanka Koonfur Africa oo lagu magacaabo Lesego Daniel ayaa koox ka mid ah dadka...

Gudoomiyaha gobolka Gedo”Madoonayno Siyaasada guracan ee Kismaayo taal inay Gedo timaad”.

GEDO(Idalenews online)-Godoomiyaha gobolka Gedo ee koonfur galbeed soomaaliya, ayaa shaaca ka qaadey in aaney gobolka gedo shuqul ku lahayn maamulka jubba ee ka taliya...

Shirkada Google Oo Sheegtey Inay Isticmaleyso Sawirada Waji Hore Dad u Saaranyihiin.

Shirkada caanka ah ee google ayaa soo saartey qaab cusub oo eey u isticmaaleeyso xayeeysiinadeeda iyadoo adeegsaneeysa sawirada ciwaanka shaqsiga taasoo markii hore qofka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...