Kismaayo oo Xaalad Qatar Faraha La galeyso Kadib Hub isu Aruursi Bilaawday.
Kismaayo:Tan iyo markii uu soo ifbaxay Khilaafka u dhaxeeya Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa 2-aad C/qaadir Xaaji Maxamed ‘Luga-dheere’, ayaa waxaa faraha ka baxay...
Muqdisho:Tarsan oo si xoogan kaga Horyimid Wasiir Ku Xigeen oo loo magacaabay.
Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan”, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu si xoogan uu kaga horyimid Jagada Wasiir Ku Xigeenka Isboortiga...
Akhriso: Liiska Wasiirad dowlayaasha & Wasiir Xigeenada Golaha Xukuumada C/Wali Sheekh oo u badan...
Wasiirudowlayaasha
Mudane Maxamuud Macalin Yaxye Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha iyo Federaalka -
Mudane C/laahi Maxamed Nuur Wasiirudowlaha Maalliyadda
Mudane Burci Maxamed Xamza Wasiirudowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga
Mudane...
Liiska Golaha Cusub ee Wasiirada Xukuumada A/wali Sheekh Axmed oo dhameystiran iyo beelaha ay...
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa goor dhow ku dhawaaqay golaha Wasiirrada cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayadoo Munaasabadda magacaabistana...
Deg deg: Golaha Wasiirada oo si rasmi ah loogu dhawaaqey
Raisalwasaare Cabdiweli oo ku dhawaqay golihiisii Wasiirada Filo dhowan Magacyada iyo Qabiilada goordhow.
Waxaa goobta ku dhawaaqista magacyada golaha wasiiirada aan joogin madaxweynaha Somalia iyo gudoomiyaha...
Wax Badan ka Ogow Arimihii ugu dameeyay ee shirka Baydhabo Janaay& Wafi Ka socdo...
Baydhaba:Kulankiii maanta ka dhacay xarunta shirka dhismaha dowlad goboleedka koonfur -galbeed ayaa uu gudiga steering committeega ama gudiga hagaya shirka waxay soo bandhigeen qorshaha ergooyinka...
DegDeg :Golihii wasiirada cusub Loo Magacaabi Lahaa oo Madaxtoyada Loogu soo Ururiyay iyo dhawaaqida...
Muqdisho:Wararka naga soo gaarayo Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa sheegaya in Goordhaw la filayo in lagu dhawaaqo Golaha Wasiirada Xukuumada Cusub ee Soomaaliya.
Xarunta Madaxtooyada...
Al shabab oo Ganacsato ka afduubay Xudur, kuna dilay Diinsoor.
Maxamed Macalin Axmed, Gudoomoyaha Dibad-Joogga ah ee Degmada Xudur ayaa xaqiijiyay Dilka Ganacsatada, wuxuuna intaasi ku daray in uusan garanayn Sababta Kooxda Al shabab...
Kulankii soomaaliya iyo somaliland oo maanta dib u furmey.
Waxaa goor dhow ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga wahadalladii u dhexeeyay dowladda Soomaaliya iyo Somaliland, kaasoo socon doona labada maalmood ee soo...
Midowga Afrika Oo Sheegay In Ciidamada Militaarka Dowladda Itoobiya Ku Biirayaan Howlgalka Amisom.
Ururka Midowga Afika ayaa markale sheegay in Ciidamada Itoobiya ay ku biiri doonaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM oo ciidamo dheeraad ah oo ka...
Howlgalkii ugu balaarnaa oo saakay ka dhacay degmada Afgooye.
Wararka laga helaayo degmada Afgooye ee gobalka Sh/Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in saakay halkaas laga sameeyay Howlgal balaaran oo ay fulinayeen ciidamo ka...
Goordhow oo lagu dhawaaqi doono golaha wasiirada..
Warar Goordhaw aan ka helnay Xubno kusugan Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka ayaa sheegaya in Saacado yar kadib la filayo in lagu dhawaaqo...
ENG. ISSA SH. HAMUD OO KA TACSIYADEEYEY GEERIDII KU TIMID QARYAQAANKII GUUD EE DOWLADII...
Inaa Li Laah Wa Inaa Ilaahi Raajicuun , Eng. Issa Sh. Hamud ayaa wuxuu ugu tacsiyadeeyey Umada Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan qowmiyada DM,...
GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA OO KA TACSIYADEEYEY GEERIDA GARYAQAANKA GUUD EE DOWLADDII KACAANKA “WAR-SAXAAFADEED”
Muqdisho:Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Garyaqaanka Guud ee Dowladdii Kacaanka Marxuum C/raxmaan Maxamed Cumar oo ku...
Boqolaal askari oo laga keenay Degmada Dhoobleey oo la keenay Magaalada Kismaayo (Sababtu maxay...
Kismaayo:Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, ayaa waxaa la soo gaarsiiyay boqolaal kamid ah Ciidamada Maamulka Jubba, oo laga keenay Degmada Dhoobleey ee Gobolka...
Al-Shabab oo Soo bandhigtey Gaadiid Dagaal ay ka qabsadeen ciidanka DF soomaaliya Dagalkii xaley...
Mahadhaay:Xarakada Al-Shabaab ayaa maanta Magaalada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan waxa ay kusoo bandhigeen gaadiid Dagaal ay xalay ka qabsadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya kadib...
Garyaqaankii hore ee dowladii Somalia oo ku geeriyooday magaalada Jeddah ee dalka Saudi Arabia
Waxaa Dalka Sacuudiga Taariikhdu markey ahayd 15/1/2014 ku Geeriyoodey Allaha u Naxariistee Marxuum Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cumar oo ahaa Garyaqaankii Guud Qaranka ee Dowladii...
Golaha Wasiirada R/Wasaare Abdiwali Sheikh oo beri la qorsheyeeyey in lagu dhawaaqo iyo qaar...
Ra’iisul-wasaaraha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya C/weli Sheikh Axmed Maxamed ayaa Saacadaha soo socda lafilayaa innuu ku dhawaaqo Wasiiradda Xukumadiisa.
Wasiiradda Cusub ayaa la Sheegay...
Daawo sawirada Quruxda Badan ee Beeraha Ooflow& Hagarka ee Galbeedka Gobolka Bay.
Deegaanada Dhaca Galbeedka Gobolka Bay, ayaa dadka ku dhaqan ugu xog waramey shabakadda Idale News ONline, ayagoo sheegey in ay qabaan sanadkani barwaaqo weyn.beeraha...
Gudoomiyaha Degmada Yaashiid oo ka badbaadey Qarax Bambo oo lagu tuuray Gaari uu saarnaa.
Wararka naga soo gaaraya Xaafada Suuq bacaad ee Degmada Yaashiiq ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Degmada Yaaqshiid Muxudiin Jurus uu ka badbaadey Qarax bambo oo...