Hadal Heynta Liiska Golaha Wasiirada Cusub Iyo Qabiiladooda oo si weyn looga Dareemayo Magaalada...
Muqdisho:Iyadoo aan wali laga kabsan qaran dunkii uu inoo keenay qabiilka ayaa wali waxaad moodaa in si aad ah wali xiiso wayn loogu qabo...
Wararka Dibadda:Madaxweyne ceebti aduunka ku dhacday iyo xaaskiisa oo koomo gashay.
Marwada Koowaad ee dalka Faransiiska Valerie Trierweiler ayaa laga saaray isbitaal ku yaala magaalada Paris kadib markii ay isbitaal la gashay naxdin ka dalatay...
Jaaliyadda D&M ee Dalka Australia oo Kulan Aan Caadi Aheyn Yeeshay Iyo Gudoomiyaha oo...
Ku: Dhammaan Xubnaha Jaaliyadda Digil-i-Mirifle Melbourne, Australia
Og: Dhammaan Jaaliyadaha Digil-i-Mirifle Qurbaha
Og: Gogosha Maamul-u-Sammeynta Koofur-Galbeed Baydhaba, Soomaaliya
Og: Ciddii ay khuseyso
Ujeeddo: “Wargelin iyo Ogeysiin Ku Saabsan Qodobadii...
Halyey Abuukaate Xaseey oo ku geeriyooday Virginia
Waxaa Gobolka Virginia ee Mareeykanka shalay ku geeriyooday, Allaha unaxariistee Marxuum Xasan Shiikh Ibraahim Xaseey, oo mudo dheer xanuunsanaa, islamarkaasna ahaa Abuukaate caan ah.
Maaweel...
Akhrinta Dastuurka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya oo Maalintii 3aad Galey & Fanaantii...
shirka dhismaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu ugudbay soosaarista Dastuurkii ay yeelanlaheyd dowlad goboleedka ayaa maalintiisii sadexaadgalay u aqrinta ergooyinnka shirka qodobada dastuurka.
Waxaana...
Gudoomiyaha Gobolka Bay oo Digniin Culus u direy dadka u dhaqan Dedmada Baydhaba Janaay.
Gudoomiyaha Gobolka Baay,Cabdi Aadan Hoosow ayaa uga digay Shacabka ku nool Magaalada Baydhobo in ay Gacan siiyaan Maleeshiyaadka Al shabab,ee Magaalada kusoo dhuunta.
Cabdi Aadan...
Kooxo hubeysan oo xaafada SOS ee Degmada Heliwaa ku dilay ganacsade caan ka ahaa...
Kooxo Hubeysa ayaa xalay Xaafada SOS ee degmada Huriwaa ku dilay nin Ganacsade ahaa oo dukaan ku lahaa halkaas, iyagoo ka baxsaday kooxihii wax...
Dhageyso: Saddexda ilmo Sheekh (Xasan Sheekh, Cabdiweli Sheekh iyo Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari) oo...
Warbixintaan ayaa waxay si toos ah uga hadlaysa arimo fara badan oo taabanaaya bilowga fashilka dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Madaxda Sare ee...
Waa Immisa Xubnaha ka soo jeeda gobolada Waqooyi (Somaliland) ee ka mid noqday golaha...
Raysalwasaaraha dawladda Somaliya ayaa habeen hore ku dhawaaqay liiska golaha wasiirada, wasiir xigeenada iyo wasiirul dawlayaasha oo ka kooban 55 xubnood.
Raysalwasare Cabdiweli, ayaa wuxuu...
Qaraxii Afghanistan oo ku geeriyootey Haweeney soomaali ah.
Kabul: Xog’hayaha guud ee Q,M Ban ki Moon ayaa ayaa tacsi u diray ehelada ay ka geeriyooday haweeney Soomaaliyeed oo ka mid aheyd dad...
Daawo: Astaanta cusub ee Calanka Dowlad Goboleedka KG Somalia oo ka qeybgalayaasha shirka isla...
Shirka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo haatan maraaya heerarkiisii ugu dambeeyey ayaa waxaa guddiyada kala duwan iyo ergada goob jooga ka ah shirka...
GEDO:Deegaano ka tirsan Gobalka Gedo oo ka dilaacay Daacuun Caloolaha.
Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Kiriley ee Gobalka Gedo ayaa sheegaya in Halkaasi uu ka dilaacey Cudurka Shuban Biyoodka.
Aar Maxamuud Maxamed oo ah Gudoomiyaha...
Wasiir Amniga DFSoomaaliya : “Tanaasul Kasta ee Aan Dhaawaceyn Midnimada Soomaaliya Waan Sameyneynaa”
Istanbul:Wasiirka Amniga Soomaaliya C/kariim Xuseen Guuleed oo hogaaminaya wafdiga dowladda Soomaaliya uga qeybgelaya wada hadalka labada dhinac ayaa sheegay iney Somaliland u sameynayaan tanaasul...
Feeryahanka Soomaaliyeed ee Ismaaciil Tooxow oo laga adkaaday Kulankiisii Kowaad .
Feeryahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Ismael Tooxow ayaa guuldaro kala kulmay tartan feerka Danish Championship ee miisaanka 93 kg,ee nooca MMA Fightgym ah oo...
Wararka Dibadda:Ciidamada Salva Kiir oo dib u qabsaday magaalada Bor.
Dowladda Suudaanta Koonfureed ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dib u qabsadeen magaalada Bor, oo ah Magaalado Istaraatiiji ah, oo dhowr jeer oo hore dhinacyadu...
Weriye Abdiaziz Abdinur oo ku guuleystey abaalmarin caalami ah.
Hay’adda PEN International, Guddiga qorayaasha xabisya loo diro iyo hay’adda Oxfam Novib ayaa sanadkan 2014 guddoonsiiyey abaalmarintooda 9 qof oo isugu jira weriyaal iyo...
Wadahadalada Stanbul oo maalintii 2aad galay.
Istanbuul:Wadahadalada magaaladaa Stanbul uga socda Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa galay maalinkii 2aad, waxaana lagu soo waramayaa in labada dhinac ay kala joogaan labo mowqif...
Sarkaal Ciidamada DF soomaaaliya ka tirsanaa oo Burhakaba lagu dilay.
Buurhakaba:sarkaalkaan oo ka tirsanaa Ciidanka dowladda Soomaaliya islamarkaana lagu Magacaabi jiray Cabdi Xasan ayaa Kooxo Hubeysan waxa ay ku dileen Tuulo Duleedka ka ah...
Booliska Uganda iyo Soomaaliya oo Wada saxiixday Heshiis la dagaalanka Argagixiisada.
Kampala:Laamaha ammaanka ee waddamada Uganda iyo Soomaaliya ayaa waxay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan la dagaalanka waxaa loogu yeero argagixiisada, iyadoo ay tahay markii...