War Culus:Beelaha Hawiye oo dhisanaya 2 maamul Goboleed+Sawiro
Waxgaradka Beelaha Hawiye oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, ayaa waxay go’aamiyeen iney samaystaan 2 maamul Goboleed, kuwaasoo laga dhisi doono deegaanada ay dagaan...
Hadal Kulul Xildhibaan Afaraale: Waa Dambiiliaal Kuwa Dowlada Ka Tirsan Ee Tagey Caleema Saarkii...
Muqdisho-Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobolada Jubbooyinka ayaa ka hadlay Arimaha Gobolada Jubbooyinka.
Qaar ka mid ah Xildhibaanada oo Warbaahinta Magaalada...
Al-Shabaab oo sanado ka dib sheegtay in weerar hoobiyayaal ah ku qaadeen garoonka diyaarada...
Al-Shabaab ayaa sheegatay in sanado kadib weerar hoobiyeyaal ah ay xalay saqdii dhexe ku qaadeen garoonka diyaaradaha Muqdisho, halkaasoo ay sheegeen inuu saldhig ciidan...
Xafladda lagu caleemo saaraayay Madaxweynaha Puntland oo si wayn loo soo aggaasimey kana soo...
Xaflad lagu caleemo-saarayo madaxweynaha cusub ee Puntland Cabdiweli Maxamed Cali, oo qeybtii hore goor dhaweyd soo dhamaatay ayaa xilligaan waxaa si weyn la isagu...
Tartan adag oo loogu jiro qabashada xilka Duqa Magaalada Muqdisho iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir
Ololaha loogu jiro qabashada xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho ayaa soo xoogeysanaya, iyadoo shirar loogu ololeynayo iyo kuwo ku dalbanaya in taageero...
Soomaaliya “wax kama qaban kufsiga”.
Hay’adda xuquuqda aadanaha u doodda ee Human Rights Watch ayaa dowladda Soomaaliya iyo ururka Al-Shabaab ku eedeysay xadgudubyo ka dhan ah aadanaha
Dowladda ayey Hay’addu...
Dhageyso Danjire David Shin oo sheegay in ku biirista Itoobiya ee AMISOM ay tahay...
Danjire David Shinn oo mar sii horeysay dalka Mareykanka wakiil uga ahaa arrimaha Soomaaliya oo wareysi siiyay idaacada VOA ayaa sheegay inuu khalad u...
Daawo: Cutubyo ciidanka Itoobiya oo xirtay astaantii AMISOM oo gobolada Bay, Bakool iyo Gedo...
Ciidamada Ethiopia ayaa la sheegay in si rasmi ah oo maanta oo Arabaca ah ay ugu bireen Ciidamada Nabad ilaalinta ee AMISOM si ay...
Madaxda sare ee dowlada Federaalka Soomaaliya oo casho sharaf u sameeyey xildhibaanada Barlamaanka
Munaasabad casho sharaf ah oo qeyb ka aheyd xeritaanka Kalfadhiga 3aad ee Golaha Shacabka ayaa xalay lagu qabtay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho.
Munaasabadda...
Golaha Wasiirada Cusub oo lagu hor dhaariyey golaha Shacabka iyo Madaxda Sare ee dowlada...
Wasiirarda cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta lagu hordhaariyay baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo dhaarinta ay goobjoogayaal ka ahaayeen madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ra’iisul wasaarihiisa...
Dhageyso Guddoomiyaha Xisbiga Midnimada & Dimoqraadiyada Salaad Cali Jeele waxa uu ka yiri Golaha...
Siyaasiga Caanka ah Salaad Cali Jeele ayaa ka hadlay golaha cusub ee Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya kuwaasoo uu dhowaan soo dhisay Ra’iisul...
Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo Shuruud ku xerey Maamulka Juba.
Hadal qoraal ah oo laga soo saaray xafiiska wakiilka ayaa loogu hambalyeeyay hoggaamiyaha maamulkaasi KMG ah Axmed Maxamed Madoobe caleemo saarka loo sameeyay maanta.
Laakiin...
Dagaal xoogan oo lagu qaaday Garoonka Kismaayo, xilli Masuuliyiin Cadaan ah ay caawa ku...
Dagaal hubka waaweyn leesku adeegsaday, ayaa waxaa caawa lagu qaaday Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Weerarka caawa lagu qaaday Garoonka...
QARAMADA MIDOOBAY OO KA LAABATAY CASUUMADII DOWLADA IRAN EE KA QEYB GALKA SHIRKA LOOGA...
Qaramada midoobay ayaa ka laabatay casuumad ay horay ugu fidisay dowlada Iran oo ku aadaneyn in todobaadkaan shirka nabadeed ee ka dhacaya magaalad Geneva...
Daawo: Gudoomiye Ku xigeenka 1aad ee Barlamaanka Soomaaliya oo ka qeyb galey caleemo...
Wafuud tiro badan oo ka kala socotey beesha caalamka, dowlada federaalka iyo maamulka Puntland ayaa magaalo madaxda gobolka Jubbada Hoose ee Kismaayo uga qeyb...
Daawo: Barnaamijka Dood wadaag oo aad u xiiso badan, kasoo Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud...
Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay soo fariistay barnaamijka dood wadaag ee Universal TV oo Muqdisho ka socday ayaa waxaa...
Daawo Sawirada: Xildhibaanada oo loo qaybiyay qorshaha Xukuumada cusub.
xukuumada Ra’iisal Wasaare C/weli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa waxay maanta Baarlamaanka Federalka ay horgeysay, qorshaha lagu wado in ay ku hawlgasho Xukuumadiisa.
Xildhibaanada Baarlamaanka, ayaa...
Wariyihii Afrika ee ugu cansanaa BBC oo geeriyooday .
shaqaalaKomla Dumor oo ahaa wariye kasoo jeeda dalka Ghana una shaqeynayay telefishinka BBC ayaa 41 jir asigoo ah si lama filaan ah ugu geeriyooday...
Ahlu Sunada soo Hartay oo culeys saareysa Dowladda Xasan Sheekh Maxamuud (Akhriso)
Culima’udiinka Ahlu Sunada Gobolada Dhexe, ayaa waxay xilligaan culeys saarayaan Dowladda Federalka ee Soomaaliya, xilli Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed, ay cilaaqaadkii u jartay Dowladda.
Gobolada...