Thursday, April 24, 2025

Maraykanka oo ka Hadley duqeyn ay ka Geysteen Gobolka Shabeelaha Hoose.

Dowlada Mareykanka ayaa sheegatay duqeyn cirka ah oo ay ka geysteen dalka Soomaaliya maalinamadii shalay, iyagoo sheegay inay la eegteen hogaamiye sare oo isku...

Tarzan oo howlan qorshe magacyada looga bedelaayo wadooyinka magaalada Muqdisho

Waxaa jira qorsho magacyada caanka ah looga bedelayo wadooyinka magaalada Muqdisho, sidaasi waxaa sheegay gudoomiyaha maamulka gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Maxamuud Axmed Nuur...

Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Marka Cismaan Yariisow oo eedeyn u jeediyey C/qaadir Siidi iyo militariga...

Gudoomiyaha degmada Marka ee gobolka Shabeelaha Hoose Cismaan Yariisoow oo tilmaamey ciidamada dolwada federaalka ee ka howlgala gobolkaasi inay ku kacaan falal isugu jira...

Daawo: Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Bay Shiine Macalin Nuurow oo furay shir dhinac socda...

Waxaa hoteelka Bakiin ee magaalada Baydhabo ka furmay shir lagu taageeraayo maamul ka kooban seddex gobol kaasoo uu garwadeen ka yahay gudoomiye ku xigeenka...

Dib u dhac ku yimi maanta dhaarinta Gollaha Guurtida ee Maamulka KG soomaaliya& Wefdi...

Baydhaba:Waxaa maanta lagu waday  xaflad balaaran ooo lagu dhaarin lahaa Xubnaha Golaha Guurtida Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed soomaaliya  ayaa ku yimid dib u dhac,ka...

Dhageyso: Gudoomiyaha Guddiga Jiheynta Shirka Koonfur Galbeed Somalia Maxamuud Sayid Aadan oo ka waramayey...

Maxamuud Sayid Aadan oo ka mid ah wafuuda ka socota gobolka Gedo isla markaasna ergada shirka maamul u sameynta lixda gobol ee KG ay...

Akhriso:Dastuurka Cusub Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

“Umad waliba aayaheeda iyadaa leh” Ararta Dastuurka Dowlada Koonfurta–Galbeed: Magaca Naxriista iyo Nuurka Rabbi darteed, Anaga oo ah dadka ku nool Gobollada Koonfurta–Galbeed ee Dalka Soomaaliya. Waxaa...

Gudoomiye ku xigeenkii ururkii burburey ee dib u xoreynta Asmara Zakariye Max’ud Xaji Cabdi...

Siyaasiga sida weyn looga dhex-yaqaano siyaasada Soomaaliya Sakariye Maxamuud Xaaji Cabdi, ayaa xilligaan la sheegay inuu ku sugan yahay magaalada Garoowe ee caasumada Puntland,...

Dhageyso: Madaxweyne Xasan oo ka hadlay arrimo badan oo ay ku jirta ka mid...

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi dheer siiyey idaacada afka Soomaaliga ee VOA ayaa uga jawaabayaa su'aalo ay ka mid yihiin...

Qaar ka mid ah Golaha Wasiirada oo xilalka la wareegay (Daawo Sawirada).

  Munaasabad ballaaran oo xilka uu ku wareejinayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Maaliyada iyo qorshaynta Maxamuud Xasan Sulaymaan (Cawil) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana...

Daawo Dood Wadaag: Maxay soo kordhin karaan Golaha Xukuumada ee tirada badan oo badidoodna...

Dood aad xiiso badan isla markaasna looga hadlaayey dhismaha xukuumada cusub ee ka kooban 55 xubnood iyo waxa ay soo kordhin karaan ayaa si...

Dastuurka Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo La Ansixiyay & Damaashaadyo Wali jil-jilayo...

Ayadoo maalmahanba ay Ergoyinka shirweynaha dhismaha dowlad goboleedka koonfur-galbeed ee kasocda Magaalada Baydhabo ay kadoodayeen Dastuurka Cusub uu yeelanayo Dowlad goboleedkaasi ayaa ugu danbeyntii...

Ciidamada Shabaab iyo kuwa Puntland oo dagaal culus kudhexmaray Buuraha Gal-gala.

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya deeganada Buuraha Gal-gala ee Gobalka Bari ciidamada Maamulka Puntland iyo dagaalamayaasha Shabaab ee ku sugan Buuraha Gal-gala...

Gaadiidleyda Gobalka Shabeelaha Hoose oo Maanta gobalkaasi ka dhaqan geliyay Shaqo joojin (Warbixin+Sawiro).

Waxaa Maant gaadiid la’aan baahsan ka jirtaa Wadooyinka soo gala Gobalka Shabeelaha hoose iyo kuwa ka baxa, kadib markey Gaadiidleyda ka howlgasha Gobalkaasi ay...

Maamulka DegmadaXudur ee Gobolka Bakool oo wacad ku maray in Alshabaab ay ka...

Maamulka degmada Xudur ee gobalka Bakool ayaa ku goodiyay inay ka saari doonaan Alshabaab deegaannada ay ka joogaan gobalkaasi oo ay ugu horreyso Xudur. Magaalada...

Ciidamada Ethiopia ee AMISOM oo gudashada waajibaadkooda ka bilaabey Gobalka Baay.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo janaay xarunta Gobalka Baay ayaa sheegaya in halkaasi ay ciidamada Amisom ee Itoobiya ka bilaabeen waajibaadkooda ciidan ee...

DEG DEG:- Diyaarado dagaal oo hadda madaafiic ku riday Baraawe

Wararka haatan naga soo gaaraya degmada Baraawe ee gobalka Sh/hoose ayaa waxay sheegayaan in halkaasi diyaarado dagaal ay madaafiic culus ku rideen. Diyaradahaan oo Miigag...

Tarsan oo lacag dul dhigay madaxyada Shabaabka Muqdisho ku dhuumanaya

tarsan Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa lacag dul dhigay Shabaabka ku dhuumanaya Magaalada Muqdisho gudaheeda ee dilalka...

Wax ka Ogow Kulankii Maanta Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Ku Yeesheen Hoolka Shirweynaha KG...

Kulan maanta Odayaasha Dhaqanka Koomfur Galbeed ku yeesheen Hoolka ADC oo ah halka uu ka socdo Shirka dhismaha Dowlad Goboleedka Koonfur-galbeeed ayaa waxaa ay...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...