Thursday, April 24, 2025

Wasiirka Gaashaandhiga oo xaflad ballaaran kula wareegay Xafiiska Shaqada (Daawo Sawirada).

Muqdisho:Wasaarada Gaashaandhiga ee Somaliya Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud, ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi. Wasiirka,...

Daawo Sawirada Isbitaalka ugu casrisan ee Mandhiqada Geeska Afrika oo muqdisho ku yaallo oo...

Muqdisho:Dowlada Turkiga ayaa dib u dhis iyo dayactir balaaran waxa ay ku sameesay Isbitaalka Digfeer ee Magaalada Muqdisho kaa oo hada kamid noqonaya mid...

Mid ka mid ah Gadiidka Ciidamada AMISOM oo qof shacab ah ku jiiray magaalada...

Muqdisho:Wararka k  Hada laga helayo Magaalada Muqdisho ee Caasimada wadanka soomaliya ayaa shegaya in Gari ay lahayeen Ciidamada AMISOM uu jiiray qof Rayid ah,...

Wararka Dibadda: QM oo ku baaqday In La soo afjaro lacagaha madax-furashada ee la...

New York:Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansaxiyay qaraar  ugu baaqaya wadamada dunida qaarkood inay joojiyaan lacagaha madaxfurashada ah ee ay siiyaan kooxaha loogu...

Booliska wadanka Kenya oo Xabsiga Dhigay Diblumaasi Ka Tirsan Safaarada Soomaaliya.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in diblumaasi ka tirsan safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya inay xirteen...

Daawo: Gabar Soomaaliyeed oo u dhaxda Nin Taliyaani ah oo sheegtay in Taliyaha Hogaanka...

Tan iyo markii Dowladiii Soomaaliya bur bur tay 22 sano ka hor ,ayaa waxaa Soomaaliya ka dhacay bur bur iyo dhibaato badan iyadoona  laga...

Shir madaxeedkii 22aad ee Midowga Afrika oo Arbacada Addis Ababa ka furmaya – Beeraha...

Shir madaxeedkii 22aad ee urur Midowga Africa (AU-Summit) ayaa maalinta Arbacada ee taariikhdu ku beegan tahay 29/01/2014 ka furmi doona magaalada Addis Ababa. Shirkan...

Dhageyso: Golaha Ciidanka qalabka-sida ee Masar oo Jeneraal Siisi u sharxay doorashada Madaxtinimada Masar...

Golaha sare ee Miltariga dalka Masar ayaa isku raacay in Taliyaha Ciidamada Masar Gen. Cabdifataax Siisii uu isku soo sharaxo tartanka doorashada madaxtinimada ee...

Dhageyso: Dr C/raxmaan Baadiyow oo khudbad qiimo badan kaga hadlay dowladnimada, mideynta Somalida iyo...

Waxaa magaalada Garoowe gaar ahaan xarunta Hay’adda PDRC ka furmay dood looga arinsanayo xaalada uu dalka marayo iyo sidii looga qayb qaadan lahaa bad...

War Culus:Gudiga Difaaca Baarlamaanka oo ku baaqey in Ciidamada Kenya iskaga baxaan Gobolada ay...

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Difaca Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa ku baaqey in Ciidamada Dowlada Kenya ay iskaga baxaan Gudaha Soomaaliya. Xildhibaan...

Imaaraadka carabta oo Mashaariic Horumarineed ka fulinaya wadanka Soomaaliya.

Muqdisho:Mashaariicdaan horumarineed oo ugu horeyn laga fulinayo 10 degmo oo ka mid ah Gobollada dalka Soomaaliya ayaa waxaa dowladda Imaaraadku sheegtay in ay ku...

Drs. Xaawo Cabdi oo abaalmarin qaali ah la guddoonsiiyay

Drs.Xaawo Cabdi Dhiblaawe, oo u dhaqdhaaqda xuquuqda aadana iyo xanaaneynta haweenka iyo carruurta isla markaana diidday in ay  qaadato hanjabaadyo uga yimid kooxda Al-Shabaab, kaddib...

Kulanka wadatashiga ee Golaha Wasiirada oo la soo gabo gabeeyay.

Muqdisho:Magaalada Muqdisho waxaa maanta ku soo dhammaaday Kulan looga tashanayo sida ugu habboon ee ay howlaheeda u billaabi lahayd xukuumadda cusub ee uu ra’iisal wasaaraha...

Ciidamo isugu jiro Boolis iyo Malitiga DF soomaaliya oo ku guuleystay inay qaadaan Isbaarooyinkii...

Afgooye:Ciidamada Booliska, Nabadsugida iyo Milateriga oo wada jir ah ayaa maanta ku guuleystay inay qaadaan Isbaarooyin yaalay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye, kaasoo...

Deg Deg:Munaasabad Balaadhan oo Bandiirad taagid ah oo Ka Socota Magaalada Baydhabo Janaay.

Baydhaba:Wararka ka imaanaya magaalada baydhaba ee xarunt dowlada Koonfur Galbeed soomaaliyaa ayaa sheegeyaan in maanta magaaladaasi, si weyn looga dareemayo, dadaalo la doonayo ama...

Dhageyso: Afhayeenka Maamulka KMG ee Jubba Seeraar oo hadley banaanbaxii lagu diidanaa bixitaanka Ciidanka...

Afhayeenka Maamulka KMG ah ee Juba C/naasir Seeraar ayaa difaacay joogitaanka Ciidamada Kenya ee deegaanada Jubooyinka, isagoo ku tilmaamay inay yihiin ciidamo wanaagsan oo...

Alfanaan Maxamed Suleymaan Tubeec Boqorkii codka oo ku xanuunsan dalka Germany xalaad daran daris...

Fannaanka Soomaaliyeed ee codka halaasiga leh Maxamed Suleymaan Tubeec ayaa xaalad caafimaad daro soo wwajahday iyadoo uu ku xanuunsanayo Isbitaal ku yaal Magaalada Müchen...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...