Mudaaharaad Gacan ka hadal ah oo loogu soo Horjeedo ciidamada AMISOM oo...
Baydhaba: ka dib mudaahaaraad jil- jilay xeeraha xarunta ADC ee shirka maamul u sameynta koonfur galbeed soomaaliya, ka socoto ayaa ciidamada AMSOM dadweynaha reer...
Deg Deg: Shirkii Baydhabo oo hakad la galiyey, Masuuliyiinta sare ee dowladda federaalka oo...
Warark hada laga helayo magaalaada baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegayaan in ciiidamada AMISOM, ay kala eriyeen ergada 6da Gobol ee koonfur galbee...
Dhageyso: Musharaxiinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo Khudbado jeedin Doona Maanta Iyo dhaq...
Musharaxiinta u Tartamaysa qabashada Jagada Madaxtinimada Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed soomaliya ayaa maanta Bilaabi doona Khudbado ay jedinayan,isla markasna ay kusoo bandhiyan Taarikhdooda nololeedka,...
Dowlada Kenya oo Diblamaasi Soomaaliyeed kala noqotay sharcigii & baasaboorkii dalka Kenya
Dowlada kenya ayaa shaacisay in sharcigii dib ugala laabatay diblomaasi Soomaaliyeed oo haystay Baasboorka dalka Kenya.Otieno Kajwang oo ah madaxa laanta socdaalka Kenya ayaa...
Ma dhab baa In Jawaari codsadey in la hakiyo shirka dowlad goboleedka KG Somalia...
Shir deg deg ah oo gudoomiyaha Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari shalay isugu yeeray dhamaan xildhibaanada iyo wasiirada Beesha Digil iyo...
R/wasaaraha Soomaaliya Cabdi weil sheekha Axamed oo dhaleeceeyay Ciidamada dhibaateeya shacabka.
Muqdisho:RW Dalka Soomaaliya ayaa sheegay inaan marnaba loo dulqaadan doonin in ciidamo ka tirsan Dowladda ay dhibaato u geystaan shacbiga, isagoo qeybaha bulshadana...
Xaalada Degmada Wanleweyn oo saaka degan & Dhaqdhqaayo ciidan oo laga dareemayo gudaha magaaladaasi.
Dhaq-dhaqaaqyo ciidan saaka laga dareemayaa degmada Wanla-weyn ee gobalka Shabeellaha Hoose halkaasoo ay isku hor-fadhiyaan ciidamo ka wada tirsan dowladda.
Waxaa Wararka ay sheegayaan ...
Tarsan oo weerar afka ah ku qaaday Amiirka Xarakadda Al Shabaab ee Soomaaliya.
Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), ayaa wuxuu galabta uu weerar kulul oo afka ah uu ku qaaday Amiirka Ururka Al Shabaab Axmed Cabdi Aw Maxamed...
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsiga xarunta Nabad sugida loogu bedelay xabsi guri
Warar goor dhaweyd soo gaaraya Raxanreeb Online,waxaa ay sheegayaan in Sheekh Xassan Dahir Aweys,muddo kaddib laga siidayey xarunta nabadsugida oo uu toddobo bilood ku...
Golaha Guurtida ee Dowlad Goboleedka KG soomaaliya oo maanta si rasmi ahi loo dhaariyey(Akhriso).
Baydhaba: Shirka dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya, ayaa maanta si rasmi ahi waxaa loo dhaariyey gobolaha Guurtida ee KG soomaaliya ; kuwaasoo ka kooban...
Gudoomiyaha Baarlamaanka oo ka qeybalay Salaad Janaaso oo lagu tukaday Garyaqaan Marxuum Dr.C/raxmaan Maxame...
Allaha unaxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka laga soo dejiyay meydka marxuum Marxuum C/raxmaan Maxamed Cumar oo ahaan jiray garyaqaankii guud ee...
Dagaal Khasaaro Geystey oo ka soconayo gudaha Degmada Daafeet oo u dhaxeeyo ciidamada...
wararka ka imaaneya Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoosey ayaa shegayaan in degmadaasi haatani ka qarxey dagaal ka fool ka fool ah.
dagaalka Degmada Wanlaweyn...
AMISOM: “Waa ka xunahay Shilka uu gaarigeena gaystay”.
Warsaxafadeed ay soo sareen Ciidamada Nabad ilaalinta ah ee Midowga Africa u jooga Soomaaliya ayaa waxa ay ku sheegeen in ay ka xunyihiin shil...
Al-Shabaab oo sheegay inay u aargudayaan muwaadin Soomaaliyeed oo ay AMISOM dileen.
Ururka Al-Shabaab ayaa waxa ay ka hadleen falkii mid kamid ah gaadiidka AMISOM uu ku dilay muwaadin Soomaaliyeed oo ku sugnaa Magaalada Muqdisho gaar...
Madaxweyne Xasan “2014 ha noqdo sanadkii aan cirib tirnay Al-shabaab”.
Addis Ababa:Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa gaaray Addis Ababa, si uu uga qeyb galo shirka 22-aad ee Midowga Afrika. Soomaaliya...
Shir Xasaasi ah oo ay isugu yimaadeen xildhibaano Ka soo jeedo Gobolada KG soomaaliya...
Muqdisho: faafaahin ka soo baxaya kulan xasaasi ah maanta ay yeesheen dhamaan xildhibaanada iyo wasiirada koonfur galbeed soomaaliya uuna shirgadoomiyay gudoomiye jawaari.
Kulanka ayaa ahaa...
Madaxweynayaashii Maamulka Khaatumo oo ka muuqday golaha wasiirada dowlad goboleedka Puntland
Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) oo ah Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose iyo C/Nuur Cilmi Maxamuud (Biindhe) oo ah Wasiirka Kaluumeysiga iyo Khayraadka Badda...
Dagaal khasaaro Gaystey oo ka dhacey Degmada Wanleweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Wanleweyn:Iska Hor’imaadyo Khasaaro geystay oo u dhexeeyay Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxa ay ku dhexmareen Degmada Wanlaweyn(Daafeet) ee...
Madoobe Nuunow Maxamed Oo Difaacey Qadiyada Dad weynaha KG soomaaliya.
Baydhaba: Ayaadoo dhawaan wareysi xiiso badan Idaacada ku hadasha Afka dowlada ingiriiska ee BBC laanta Afka soomaaliya ay la yeelatay Gudoomiye ku xigeenka Gudiga...