Al-Shabaab oo sheegay in dalka Soomaaliya lakala qeybsaday.
Barawe:Ururka Al-Shabaab ee Dowladda Soomaaliya dagaalka kula jira, ayaa waxa ay sheegeen in dalka Soomaaliya lakal qeybsaday oo gacanta loo geliyay Dowlado shisheeye oo...
DF sooamaaliya oo sheegtay inay wax uqabanayso fanaaniinta Soomaaliyeed ee xanuunsan.
Muqdisho:Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Mustaf Dhuxuloow, ayaa sheegay in Wasaarada warfaafinta Soomaaliya ay wax ka qaban doonto fanaaniinta Soomaaliyeed ee dalka gudihiisa iyo dibadiisa...
Nicholos Kay oo Ka hadley xaalada Baydhaba janaay&Codsadeyna In Muddo Afar Maalmood Ah La...
Ergaygga Gaarka ah ee Xoghaya Guud ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa maanta ka hadlay xiisadda isa soo tareysa ee ka...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ku geeriyooday Maraykanka
War goor dhowayd naga soo gaaray dalka Mareykanka ayaa sheegaaya in uu geeriyooday Rabbi ha u naxariistee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Marxuum Cabdirisaaq...
Xukuumada Dr. Cabdiweli Sheekh Axmed oo sheegtay in ay howlaha dib udhiska dalka...
Wasaaradda howlaha Guud iyo Guryeenta ee dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Wasaaraddu dejisay qorshe howleed loogu talagalay horumarinta dismaha iyo sidii Gobollada dalka la...
XOG: Yaa ku dagaalamaya Gobolka Shabeelaha Hoose?( Akhriso).
G/Sh/Hoose:Waxaa mar kale dib uga soo cusboonaaday deegaanno kamid ah gobalka Shabeellaha Hoose kuwaasoo u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.
Deegaanada kala...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo dhaweeyay heshiiska IGAD ee ku aadan Koonfurta Sudan (Sawiro).
Addis Abab: Madaxweynaha oo ka hadlay khilaafka ka taagan South Sudan ayaa wuxuu sheegay” IGAD door weyn ayey ka qaadatay xalinta khilaafka ka taagan...
Aqoonyahano ku baaqey in si shuruud la’aan ahi loo joojiyo dagaalada ka socda...
Waxa isa soo taraaya baaqyada culculus ee kasoo yeeraya Aqoonyahanada iyo wax garadka kasoo jeeda gobalka shabeelaha hoose gaar ahaan Degmada Walanweyn (Daafeet) oo...
Taliska Ciidanka Milatariga DF Soomaaliya oo go’aan ka soo saaray Dagaalada Gobolka...
Muqdisho:Iyadoo maalmihii la soo dhaafay ay dagaalo kala duwan ay ka dhacayeen deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha Hoose ayaa waxaa arinkaas ka hadlay Taliska...
Gudoomiyaha Degaanka Mareerey Oo Ka cabanaayo Ciidamada DF soomaaliya.
Mareerey:Guddoomiyaha deegaanka Mareerey oo ka tirsan degmada Afgoye isla markaana baxsad ka ah ciidamada dowladda Soomaaliya ee dhowaan gaaray deegaankaasi.
Siid Mayow Baalle Mareerey, guddoomiyaha...
Ciidamada Dowlada Itoobiya& kuwa DF soomaaliya oo La wareegey Degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool.
Yeed: Warar goor dhow naga soo gaaray gobalka Bakool ayaa sheegaya in degaanka Yeed ee gobalkaas ay la wareegeen ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa...
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow oo ka hadlay dagaalada ku soo badanaaya Gobolka Shabeellaha Hoose.
Xilli 3-dii maalmood ee la soo dhaafay ay Gobolka Shabeellaha Hoose ka dhacayeen iska horimaadyo u dhaxeeya Ciidanka Dowladda, ayaa waxaa ka hadlay Mudane...
DF soomaaliya, oo Fariin u Dirtey Odayaasha KG soomaaliya(Akhriso).
Muqdisho:Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya waxay baaq u direysaa Hogaamiyayaasha Dhaqanka iyo Siyaasiyiinta hormuudka u ah wadahadallada iyo wada tashiyada ka socda Magaalada Baydhabo Janaay.
Xukuumadaan,...
AMISOM oo Jawaab ka Bixisey shaqaaqadii shaley ee Baydhaba.
Muqdisho:Afhayeenka ciidanka AMISOM ayaa ka hadlay sababaha keentay in ciidamada AMISOM ay maanta is-hortaag ku sameeyaan ergooyin ku shiraya xarunta ADC-da ee magalada Baydhabo...
Shan cisho Gudahood oo La Dhameystiri doono Dowlad Gobleedka KG Soomaaliya.
Baydhaba: Odayaasha ku shirsan magaalada Baydhabo isla markaana daneynaya sameysanka maamul ka kooban lix gobal ayaa ka dhawaajiyay in shan cisho gudahood ay ku soo...
Dhageyso & Daawo: Shacabka reer Baydhabo oo masuuliyada is hortaaga iyo hakinta shirka dusha...
Ciidamada AMISOM ee ku sugan xarunta ADC ee Magaalada Baydhabo ayaa ergadii iyo dhaqankii beelaha KG u diiday inay gudaha u galaan xarunta shirka...
Daawo: Film laga sameeyey isqabqabsiga guryaha la haysto iyo laamaha cadaalada ee dowlada oo...
Muranka iyo isqabqabsiga aadka u weyn ee ka taagan magaalooyin waaweyn ee dalka Soomaaliya sida Muqdisho, Kismaayo, Baydhaba iyo Shabeelaha Hoose ayaa gaarey heerkiisii...
Daawo: Warbixin ku saabsan Qorshaha ciidanka Kenya looga saaraaya magaalada Kismaayo dhamaadka bisha Febraayo...
Warbixin lagu kalsoonaan karo oo Idale News Online ay heshay kuna aadan go’aankii ka soo baxay kulankii wasiirada difaaca ee dalalka xubnaha ka ah...
Salaadiin Canbareeyey Shaqaaqadii Maanta Ee Baydhabo.
Muqdisho:Ayadoo maanta ciidamada AMISOM ay is hortaag kusameeyeen odayaal ka qeyb geli lahaa shirka maamul usameynta gobollada Koonfur Galbeed Somaliya ayaa hadana arintaasi waxa...
Madoobe Nuurow Maxamed oo Faah Faahin ka bixey falkii Ciidamada Amisom is Hortaaga...
Baydhaba: Waxa daqiiqado ka hore wareysatey laanta Afka soomaaliga ee BBC da Godoomiye ku xigeenka gudiga hagaya maamulka Koonfur galbeed soomaaliya mudane Madoobe Nuunow...