Friday, April 25, 2025

Gobolka Shabeelaha Hoose oo dowlad goboleedyo dhowr ah ay ku hardamayaan!!

Waxaa magaalada Muqdisho shir ku yeeshay xubno isugu jira xildhibaano, siyaasiyiin iyo oday-dhaqameedyo sheegtay in ay ka soo jeedaan gobolada Banaadir, Shabeelaha Hoose, iyo Shabeelaha...

Gudiga Hogaaminta Shirka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya oo Ka Digay Faragelinta Dowlada Soomaaliya.

Baydhaba: Guddiga Hogaaminta Shirka Dowlad Gobleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Shir jaraa’id oo ay shaley galinkii dambe  ku qabteen magaalada Baydhabo ugu baaqay dowlada uu...

Dowladda soomaaliya oo Ciidanka Alpha Group u daabushay Magaalada Baydhabo Janaay.

Baydhaba:Boqolaal ka mid ah Ciidanka sida gaarka ah u tababaran ee Alpha Group ee Dowladda Federalka ee Soomaaliya , ayaa waxay Dowladdu geysay Magaalada...

Ra’iisul Wasaaraha soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed oo sheegay inay culeys saarayaan dagaalka Shabaab...

Muqdisho:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed, ayaa sheegay inay xoojinayaan dagaalada ay kula jiraan Ururka Al-Shabaab, sanadkaan 2014 ay doonayaan in guud ahaan...

Xaflad Lagu Taageerayay Ansixintii Iyo Calan Saarkii Dowlad Gobeedka Koonfur Galbeed State Oo lagu...

MN;Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayay guulaha uu ku talaabsaday Shirweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya, laguna canbaareeyay ishortaagii fashilmay ee...

Xildhibaanada Koonfur Galbeed soomaaliya oo war-saxaafadeed Muqdisho kasoo saaray(Akhriso)+Daawo Sawirada

 Muqdisho:Hotelka Kuwait Plaza ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta kulan ku yeeshay xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Somalia oo ka soo kala jeeda gobolada Sh/hoose,...

Wararka Dibadda:Obama iyo Xaaskiisa Oo is qoonsan kadib Aaskii Mandela

Washington:Waxaa aad usii xumaanaya xiriirka ka dhaxeeya M/weynaha Maraykanka Barack Obama iyo affadiisa Michel Obama ka masayrsan dhacdadii markii loo ducaynayay Nelson Mandelihii geeriyooday. Sheekadaan...

Shabaabka oo damiyey khadadkii teleefoonada shirka Hormuud ee guud ahaan gobolka Jubbada Hoose

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxay sababta shabaabku u damiyeen isgaarsiinta shirkada Hormuudka ee gobolada Jubooyinka.Wararka qaar waxay sheegayaan in shabaabku lacag dhan 50kun...

Xubno ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya oo lagu xiray magaalada Hargaysa ee maamulka Soomaaliland

Seddex xubnood oo ka mid ah shaqaalaha Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa laga qabtay gegida diyaaradaha ee Hargeysa. Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Somaliland Cali...

Calankii Soomaaliya oo hoos loo dhigaayo Muddo Seddex Maalmood oo Baroordiiq ah.

DF soomaaliya  ayaa ku dhawaaqday Saddex Maalmood oo Baroordiiq ah oo loo sameynayo Geerida Raisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Marxuum C/risaaq XaajiDowladda Federaalka ayaa...

Ciidamada DFSoomaaliya & AMISOM oo la wareegay Deegaanno

Ciidamada oo Saakay ka dhaqaaqay Deegaanka Jaziira ee Duleedka Muqdisho, ayaa si Nabad ah kula wareegay Deegaanada Xeebta ku yaalla ee Dhanaane iyo Dhoreey...

wafdi Balaaran Oo kuwajahan magaalada Baydhabo Janaay maalinta Beri.

wararka ka imaaneya magaalada Baydhaba  ee Xarunta Gobolka Bay ayaa sheegayaan in maalinta bari ay gaari doonaan wafdi isgu jiro qaramada midowey iyo dowlada...

Dowlada Taliyaaniga oo DF soomaaliya ka Tagaayeerayo La dagaalka Al-shabab.

Dowladda Talyaaniga ayaa taageero ka siinaysa Dowladda Federaalka dagaalka ay kula jirto kooxda al-Shabaab oo haysata qaybo kamid ah Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya. Saraakil sar...

Saraakiisha Ciidanka DF soomaliya oo ku Hanjabey in ay ka saarayaan Al-shabab Gobolada Bay,Gedo&...

Saraakiisha ciidamada Dowladda federaalka Soomaaliya ee Gobalka Baay, ayaa waxa ay sheegeen in Shabaab ay ka saari doonaan guud ahaan Gobalada Baay iyo Bakool...

Ciidanka Kenya oo 24-saac uga baxayo magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.

kismaayo: Wararka laga helaayo magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in cidamada Kenya la sheegay in magaalada ay ugu baxayaan mudo ka yar 24-saacadood waxaana...

DF soomaaliya oo aas qaran u sameyneysa Cabdirsaaq Xaaji Xuseen

Muqdisho:Dowladda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay qaabka iyo goobta lagu aasayo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdirsaaq Xaaji Xuseen Xasan oo shalay ku geeriyooday dalka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in C/risaaq Xaaji Xuseen uu nin muhiim ahaa

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaah Naxariistii Janno hasiiyee Ra’isul Wasaarahii Hore ee Soomaaliya Marxuum...

Shirka Dowlad Goboleedka KG soomaaliya oo maanta Si aad ah diirada loogu Saarey...

Baydhaba:  shirka Dowlad Goboleedka  Koonfur Galbeed soomaaliya ayaa maanta  intiisa badan waxa looga hadlay dagaalada iyo dhibaatooyinka  soo noqnoqday ee ka socoda gobolka Shabeelaha...

Taariikh Noolaleedka RW hore Ee soomaaliya Cabdirisaaq xaaji Xuuseen xasan.

C/risaaq Xaaji Xussein Xassan wuxuu ku dhashay magaalada Gaalkacyo egobolka Mudug ee dalka Soomaaliya, sanadku markuu ahaa 1924tii. Ka dib markii ay koofurta dalka...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...