Saturday, April 26, 2025

Degmada Bur hakaba oo laga furay Machad muhiimadiisa gaarka ah wata + sawiro

Waxaa dabayaaqadii bishii tagtay ee Janaayo degmada Buur hakaba ee Gobalka Baay laga furay Mac-had logu magac daray Iqra Institute of Computer and Languages...

Booliiska oo soo bandhigay wixii laga sameeyay qaraxyadii habeenadaan Muqdisho laga fulinaye+Daawo Sawirada.

Taliska ciidanka Booliiska Dowladda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta soo bandhigay waxyaabaha qarxa oo laga sameeyo dheemishka ama faalsada ah, xili habeen hore madaafiicdii Magaalada...

Ciidamada Huwanta oo Al-Shabaab Kala Wareegay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabeelaha Hoose.

Markacadey:Ciidamada dowladda Muqdisho iyo kuwa AMISOM ayaa maanta la wareegay deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha Hoose, kadib dagaal xalay ka dhacay deegaanada Gendershe iyo...

Fowsiya Yuusuf oo laga sagootiyay xafiiska Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya.

Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr.Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta xaflad sagootin ah ugu sameeyay Jazeera Hotel ee Muqdisho...

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay dhaca ganacsatada suuqa Bakaaraha loo geysto.

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sheekh Axmed Maxamed ayaa laamaha ammaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya wuxuu ku wargeliyay inay wax ka qabtaan cabashada dhanka ammaanka ah...

Eng.Saalax Sheekh Cismaan oo Magaalada Nairobi Kula Kulmay Diblumaasiyiin

Siyaasiga Eng. Saalax Sheekh Cismaan oo howlo shaqo u jooga Magaalada Nairobi ayaa la kulmay Wakiilka Midowga Yurub u Fadhiya Soomaaliya Alexander de Rhodes,...

Baidoa: Press statement on Constitutive Assembly Traditional Elders Chair election .

Baidoa:South West State Conference Press statement on Constitutive Assembly Traditional Elders Chair election. Baidoa, Somalia 04/02/2014 A remarkable achievement has been registered and a highly encouraging...

Faalo: Maxay ka dhigan tahay Doorashada Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed...

Sida aad la socotaan waxaa magaalada Baydhabo in muddo ah ka socday shir lagu yagleelaayo dowlad goboleed ka kooban lix gobol oo dhaca Koonfurta...

Dhageyso: Waxgarad iyo siyaasiyiin ka soo jeeda gobolka Sh/hoose oo ka horyimid in la...

Kulan balaaran oo ay ka qayb galeen Xildhibaano, Siyaasiyiin,Odayaal dhaqan iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa uu maanta ka dhacay...

Dadka Reer Muqdisho oo hadalka ka soo yeeray Taliyaha ciidanka Booliiska ku tilmaamey masuuliyad...

Dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa si caro leh uga jawaabey hadal ka soo yeeray qaar ka mid ah masuuliyiinta amniga ee dowlada federaalka...

Afhayeenka Militariga Kenya: “Ciidamadeenna waxaa dib loo dejinayaa Deegaanno kale, laakiin Annaga marnaba Ciiddamaddeenna...

Afhayeenka milliteriga dalka Kenya, Kornel Willy Wesonga ayaa gaashaanka ku dhuftay Wararka sheegayo inay Dowladda Kenya la baxayso Ciidamadda ka jooga gudaha dalka Somalia. Afhayeenka...

Dhageyso: Malaaq Deerow oo sheegay in shirka Hotel Bakiin ka socda ay maalgalinayaan Xildh...

Malaaq Deeroow oo ka mid ah malaaqyada beelaha ka shiraayo maamul loo sameeyo lix gobol ayaa ka hadley arrimo badan oo isugu jira xaalada...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi balaaran oo Baydhaba ku wajahan

Madaxweynaha Soomalia iyo xubno ay ka mid yihiin Wakiilka UN-ka AU-da iyo Midowga Yurub u jooga Somalia ayaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda...

Afhayeenka AMISOM oo Xaqiijiyay In Ciidanka Kenya Laga Wareejin Doono Magaalada Kismaayo.

Afhayeenka Howlgalka AMISOM Col. Cali Aadan Xumad ayaa markii u horeysay ka hadlay wararka sheegaya in Ciidamada Kenya laga bedeli doono Kismaayo, isla markaana...

Maamulka Universal TV oo cambaareeyay tallaabada ay Somaliland ay qaadatay.

Maamulka Telefishinka Caalamiga ah ee Universal, ayaa si kulul u cambaareeyay tallaabada ay maanta Somaliland ku xirtay Xafiiskii uu TV-gu ku lahaa Somaliland. Shir jaraa’id...

Guuto Ciidanka Uganda ee AMISOM oo maanta dib ugu laabtey dalkooda iyo bedelkooda oo...

Guuto ka tirsanayd Ciidamadda Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo maanta dib ugu laabtay dalkooda Uganda. Ku-dhawaad 680- Askari oo ka mid...

Golaha Guurtida Aqalka Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somalia oo doortay gudoomiye

Golaha Guurida Aqalka Sare ee dowlad goboleedka KG Somalia ayaa doortay godoomiyaha Golaha guurtada Aqalka Sare, ka dib markii ay jagadaasi isu soo sharaxeen...

Daawo: Ergo weli ku qulquleysa magaalada Baydhabo si ay uga qeybgalaan….

Waxaa magaalada Baydhaba maalmihii ugu dambeeyey soo gaaraayey ergooyinka ka socday gobolka Shabeelaha Hoose kuwaasoo la sheegay in ay taageersan yihiin shirka maamulka u...

Madaafiic hoobiyaal ah oo loo qeybiyey ilaa 8 degmo oo magaalada Muqdisho ah

Xarunta dowlada Federaalka ee Soomaaliya ee magaalada Magaalada ayaa caawa fiidkii mar qura degmooyinka Wardhiigley, Boondheere, Xamarweyne, Xamar Jajab, Hodan, Wadajir, Dharkenley iyo Yaaqshiid...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...