Monday, April 28, 2025

Ciidamadii dowlada shaqada ka erisay oo mudaaharaad ka dhigay banaanka Madaxtooyada

Ciidamada ka tirsan kuwii ay dowlada federaalka Soomaaliya ee ay dhowaantaan ka erisay shaqadii ciidanka ay u haayeen ayaa mudaaharaad ka dhigay banaanka hore...

C/wali Gaas oo diiday codsi Madaxda Sare ee DFS inuu Muqdisho ku sii nagaado

Warar dheeraad ah  oo aanu ka helnay kulankii cashada iyo ducada ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayna u idlaayaan madaxda Somalia ayaa sheegaya...

DF Soomaaliya oo War ka soo saartay go’aanka ay Al-Shabaab ee Internat Mobile-ka

Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxuloow Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay markii ugu horreysay amarka ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu joojinaayay adeegga Internet Mobaolka.War-saxaafadeed ka...

Eng.Salah Sheikh: Waa Lix (6) Sababood Ay 6 Gobol Isu Raaci Karaan

Umada konfurta Degto, waxey  ahaan  jireyn  Dawlad oo  ilaaliso Xaququl insaanka,  siisana deganasho  lucafada iyo inta la dulmiyey. Umadeena wayka  xadaarad dheer yihin reer Galbeedka. Sababaha...

Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga oo baaraya sababta keentay in 700 oo askari shaqadii laga...

Guddiga difaaca Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay baarayaan sababta keentay in ciidamo ka tirsan Dowladda federaalka Soomaaliya shaqadii laga ceyriyo. Guddoomiyaha Guddiga difaaca...

Madaxweynaha oo kulan gaar ah la qaatay Safiirka Serbia H.E. Ivan Zivkovic

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka Serbia H.E. Ivan Zivkovic oo Muqdisho booqasho ku yimid. Madaxweyne...

DAAWO: Waxgaradka Koonfur Galbeed ee Ku Nool Deegaanada Puntland oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha...

Qaar kamid ah shacabka kasoo jeeda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay kulan la yeesheen Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyagoo kala...

DAAWO: Maxay Ka Yiraahdeen Reer Baydhabo Shirweynaha Lixda Gobol?

telefishanka Caalamiga ah ee Royal Tv ayaa waxay Mikrafoonka la dhexqaadeen Shacabweynaha Magaalad Baydhabo Janaay, kasoo ay ku waydiinayeen Aragtida Lixda Gobol.

Shir Albaabada u Xiran Yihiin oo Hada Xarunta ADC-da Uga Socda Gollaha Guurtida Koonfur...

Waxaa haatan ka soconaya gudaha Xarunta ADC-da Shir ay Albaabada u xiran yihiin kaasoo ay yeelanayaan Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirkaan oo aan si...

Daawo Sawiro Dufcadii 1aad oo ka qalin jabisay Jaamacada Jowhar.

Hotel Suubiye oo ku yaal magaalada Jowhar, ayaa waxaa lagu qabtay Xaflad ay ku Qalin jabinayeen Dufcadii ugu horeeysay ee Jaamacada Jowhar. 21 arday oo...

Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo lagu dhinac aasey Madaxweynihii Koowaad ee Somalia Aadan C/le...

Meydka Allaha u naxariistee Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta lagu aasay deegaanka Ceel Cirfiid ee duleedka Muqdisho, halkaasoo 7-dii bishii June ee...

Daawo:- Madaxweyne Gaas oo Ciidamo gaar ah la yimid Muqdisho iskuna aamini waayay Ciidanka...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas oo maanta soo gaaray Magalaada Muqdisho ayaa horey Garawe uga soo kaxeestay Ciidamo...

Howlgalkii ugu waqtiga dheeraa oo maanta Muqdisho ka dhacay

Muqdisho:Ciidamada DF Somalia ayaa waxa ay soo gaba gabeeyeen howlgal xoogan oo ay maanta ka sameeyeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Howlgalkii maanta oo...

DAAWO: Mid Kamid Ah Gabdhaha Koonfur Galbeed oo Si Kulul u Weerartay AMISOM

Aqoonyahanad Caasho Qaasim oo si kulul uga hadashay xadgudubyada AMISOM ay ka geysanayso Goboladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan is hortaagii dhawaan ay ku...

Kulan Aan Caadi Aheyn oo Waxgaradka DM Ee Gobolka Shabeelaha Hoose Ku Yeesheen Muqdisho...

Shir Balaraan oo ay isugu yimaadeen Waxgaradka Digil I Mirifle ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxay ku taageereen Dowlad Goboleed usameynta Gobolada Koonfur Galbeed...

Madaxweyne Xasan oo Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen ku tilmaamey halyey naftiisa u huray wadajirka...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku tilmaamay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Cabdirisaaq Xaaji Xuseen shaqsi ku dayasho mudan oo waqtigiisa...

Alshabaab oo xayiraadii saarneyd Teleefonada Hormuud ee gobolada Jubooyinka ka qaadey is afgarad ka...

Kooxda Alshabaab ayaa maanta oo khamiis ah fasaxday adeegyadii teleefoonka ee shirkada Hormuud ee labada Jubbo ka dib markii xarakada Alshabaab ay u daminey...

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Gaas oo Muqdisho la tagey ciidamo u gaar ah +...

Waxaa goordhow garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo degtay diyaar ay la socdeen wafdi ka socday maamulka Puntland. Wafdiga Puntland ka yimid waxaa hoggaaminaayay madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli...

1600 ciidan cusub oo AMISOM ku soo biiray kana yimid dalka Uganda oo Muqdisho...

Ciiddamo ka socda dalka Uganda oo tiradoodu dhan tahay 1,600-Askari ayaa lagu soo biiriyey Hawlgalka Ciiddamadda Nabad-ilaalinta Afrika ee AMISOM. Guutaddan cusub ee Ciiddamadda Uganda,...

Odayaasha KG soomaaliya oo ku eedayey Beelaah Hawiye ee muqdisho Faraglin ay Ku...

Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobalka Bay  waxa ka soconaya shir Balaaran oo maamul logu samaynayo Lix gobal ee KG soomaaliya. Muqdisho waxaa ka furmay shir...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...