Monday, April 28, 2025

Taliyihii Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Gobolka Hiiraan Oo Gaaray Baladweyne

Baladweyn:Magaalada Beladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan, waxaa maanta gaaray taliyaha Ciidanka Milateriga Gobolka Hiiraan Col. Tawane Axmed Gureey oo muddoyinkii dambe ku xirnaa xabsiga...

Wararka Dibadda: dhibaatada gaartay ciidamo ka tirsan Israel oo doonaye inay weeraraan(Daawo Sawirada).

Sawiradan hoos ka muuqda waa kuwa laga soo qaaday mucjiso ay la kulmeen ciidamada cadowga ah ee Israel, kuwaas oo damacsanaa in ay weerar...

CEEL BUUR AY CABSI KA TAAGAN TAHAY IYO CIIDAMADA ITOOBIYA OO KU QUL QULAY...

Wararka laga helaayo degmada Guriceel ee gobalka Galgaduud ayaa waxa ay sheegayeen in xalay ciidamadii ugu badnaa ee Itoobiyaan ah ay ku soo qul...

Daawo Muuqaalka:Wadanka Tanzaaniya oo ka dilaacday dad qalato wiil 13 sano jir ah oo...

Daawo Muqaalka Qatarta ka jirta wadanka tanzaaniya oo far ban ku hayo xayawanada duurjoogta ah Wiil iyo hoyadiis oo wada jiifay ayaa hooyadii mar...

Axmed Madoobe oo taageeray shirka ee Sadex Gobal Maamulka loogu samaynayo ee Baydhaba Ka...

Hogaamiyaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka hadlay shirka maamul usameynta saddexda Gobol ee koonfurta dalka Soomaaliya, kaasi...

Anaadiif oo la kulmay Wasiirro Ka Tirsan Xukuumadda Soomaaliya.

Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaaliya Mohamed Saalax Ana’iif ayaa kulamo la qaatay qaar ka mid ah golaha wasiirrada xukumadda Soomaaliya ayagoo ka wada hadlay...

Wasiirka Warfaafinta oo beeniyey hadal sheegayey in Madaxweyne Xasan Sheekh uu geeryoodey.

Wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegay in wararka been abuurka ah ee ay Saxaafadda qaarkood baahiyeen ee ka dhanka ah...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta riday xukun dil ah.

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta oo Talaado ah xukunno isugu jira dil iyo xabsi ku xukuntay afar eedaysane oo la horgeeyey maxkamadda. Guddoomiyaha maxkamadda gobolka Banaadir,...

Dowladda Kenya oo eedeymo u jeedisay Dowladda Federalka ee Soomaaliya

Dowladda Kenya, ayaa waxay bilowday in ay Dowladda Federalka ee Soomaaliya ku eedeyso, in ay ka gaabineyso habka celinta qaxootiga Soomaaliyeed, ee ku dhaqan...

Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed soomaaliya oo Maanta Kulan Ay Yeesheen Uga Dooday Guddiga Doorashooyinka...

Kulan maanta ay yeesheen Golaha Guurtida Koonfur-galbeed Soomaaliya ayaa waxay markii ugu horaysay kadoodeen sidii loo magacaabi lahaa gudiga Doorashooyinka Madaxweynaha iyo kuxigeenadiisa ee...

Dhageyso Wasiirka Gaashaandhiga Max’ed Sheikh Xasan oo Arrimo Amniga la xiriira ka hadlay

Wasiirka Gaashaandhiga dalka Soomaaliya Maxamed Xasan Xaamud, ayaa sheegay in howlgalada ay qaadayaan ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM dhamaan ay ku wajahan...

Daawo Cali Khaliif Galeyr oo leh “Haddii Muqdisho dil la iigu geysto Mareykanka waxaan...

Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Waraysi Dhowaan Tvga Universal uu la Yeeshay Pro Cali Khaliif Galaydh Raysal Wasaarihii Hore ee Dalka Soomaaliya, Kaasi uu...

Ciidamada Itoobiya ee ku sugnaa gobolka Bay oo u soo dhaqaaqey dhanka Gobolka Shabeelaha...

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo fara badan oo Ethiopian ah ay u soo ruqaansadeen waddada xiriirisa magaalooyinka Afgooye iyo Baydhabo. ciidamadaan...

Labada Gudoomiye Ku Xigeen Ee Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed oo Goordhow La Doortay.

Magaalada baydhaba ee xarunt agobolka Bay waxa maanta  ka soconeyey doorashada labo gudoomiye ku xigeen ee oo yeelanayo gollaha guurtida koonfur agalbeed sooomaalia. Waxaa hada...

Jarmalka oo Tababar siinaya Ciidamada Doowlada Soomaaliya.

Dowlada Jarmalka ayaa sheegtay in ay ka qeyb qaadaneyso tababarrada la siinayo ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya si loo xoojiyo cududda ciidanka. Wasiirka Gaandhigga Dalka...

Qarax xoogan ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan agagaarka hoteel ku...

Dad goobjoogeyaal ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in qaraxa uu dhaawac culus kasoo gaaray Guddoomiye ku-xigeenka Shabelada Hoose Axmed Cumar Mudan. Dhaawaca Masuulka oo ah mid...

Turkiga oo isbitaal weyn ka dhisaaya Garowe, balaarinna ku sameynaaya dekada Bosaaso

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Eng. Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar ayaa fasiray hiigsiga dowladda cusub iyo himilooyinka ay ka leedahay dhanka waxbarashada, caafimaadka iyo...

Daawo: Buuq hareeyey kalfadhiga golaha shacabka Somaliland

Waxaa maanta mar kale buuq iyo fowdo hareeyay Kalfadhiga Baarlamaanka maamulka Somaliland taas oo salka ku haysa khilaaf u dhaxeeya Gudoonka sare. Mudaneyaasha Baarlamaanka ayaa...

Dhageyso: Afhayeenka Madaxtooyada Yariisow oo ka hadley xaalada caafimaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo safar deg deg ah ugu ambabaxay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga halkaasoo la sheegay inuu u tagey xaalada caafimaad...

Daawo: Dood cilmiyeed diini ah oo Suufiyada & Wahaabiyada loo qabtey kagana hadleen waxa...

Barnaamijka Late Night Show oo habeen kastaa oo sabtida ah ka baxa teleefishinka Soomaaliyeed ee Unvirsal waxaa uu dood kulul dhex dhigay wadaado Soomaaliyeed...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...