RW C/wali oo lagu soo dhaweeyay Addis-Ababa
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin qaar ka tirsan Xukuumaddiisa oo gelinkii dambe ee...
Waa Kuma Musharax Madoobe Nuunow? (Akhriso Taariikh-Nololeedka Mr. Madoobe Nuunow Maxamed)
- Magaca Madoobe Nuunow Maxamed
- Ku dhashay Degmada Diinsoor 1948
- Xaas iyo Caruur
A) Heerka Waxbarashada
- Dugsi Hoose – Dhexe – Sare Dinsor / Xamar...
Daawo: Xafladii caleemasaarka Gudomiyaha Golaha Gurtiga Konfur Galbeed Somaliya
waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xaflad caleema saar oo shaley ka dhacdey magalada baydhaba taasoo lagu caleema saarayey gudomiyaha golaha guurtida ee koonfur xafladaasi...
Ra’iisul Wasaare Abdiwali Sheikh Axmed oo safarkiisa ugu horeeyey ugu ambaxbaxay dalka Ethiopia
Raysal wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa maqribnimadii caawa u dhoofay magaalada Addis Ababa ee caasimada wadanka Ethiopia.
Raysal wasaaraha oo ay wehlinayaan xubno...
Golaha Wasiirada oo magaabey Xisaabiyaha Guud & Hanti Dhowrka Guud ee Dowlada
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed.
Kulankan ayaa goluhu...
Daawo: Wasiir Xirsiga Somaliland oo Mucaaradka ugu baaqey in Inay Indhaha U Furaan Waxqabadka...
Idale News Online, Hargeisa
Qoyska Obama Oo Soo Dhawayn Sharafeedka Ugu Maamuuska Saraysa Maraykanka U Sameeyay Madaxweynaha Faransiiska
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama iyo xaaskiisa Michael Obama ayaa, Madaxweynaha Faransiiska Hollande oo dalkaas booqasho ku jooga u sameeyay, sooryo casho, oo lagu sheegay...
Somaliland oo ka horjoogsatay madaxweyne xigeenka Puntland Cameey inuu gaaro degmada Buuhoodle oo ay...
Ciidamo ka tirsan Somaliland oo aad u hubaysan ayaa la sheegayaa in ay isa soo dhoobeen Deegaano ka tirsan gobolka Sool qaasatan Deegaanada Hawdka...
Duufaan Baraf wadata oo mar kale ku dhufatay gobolada koonfuureed ee dalka Mareykanka
Gobalada Georgia iyo South Carolina oo kamid ah goobaha cimiladooda kulu shahay ayaa waxaa ka da’ay baraf xoogleh kaasi oo xaafadp badan ka jaray...
Gudoomiyaha Golaha Guurtida Maamulka KG Somalia Malaaq Xasan Shure oo Baydhabo lagu caleemo saarey
Xaflad si weyn loo soo agaasimay isla markaasna ay goob joog ka ahaayeen masuuliyiin isugu jira xildibaano ka socda dowlada federaalka Soomaaliya, maamulka gobolka...
Qarax ka dhacey degmada Marka ee Gobolka Sh/Hoose & dagaal qaraar oo AMISOM iyo...
War naga soo gaaraya Magaalladda Marka ee Xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya, in Qaraxyo xoogan ay ka dhaceen Deegaano ku yaalla Marko, sidoo...
Wasiirka Warfaafinta Mustaf Dhuxulow oo qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Muqdisho ka dhacey cambaareeyey
Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareynaysaa weerarkii Argagaxiso ee maanta ka dhacay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho kaasoo qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh...
Warbixin: Kooxda Cunaqabateynta Hubka Soomaaliya “UN Monitoring Group” oo mar kale dalbatey in dib...
War bixin ay soo saartay kooxda la socodka cunaqabateynta hubka ee dalalka Soomaaliya iyo Eretria ayaa waxa ay soo saartay war-bixin ay uga hadleyso...
Daawo Qaraxi Maanta ka dhacey agagaarka Airport Magaalada Muqdisho
Qarax is-miidaamin ah oo maanta ka dhacay afaafka hore ee garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee maagalada Muqdisho gaar ahaan goob gawaarida la dhigto...
Alshabaab oo guryaha Jeneraal Indha Cade & xildhibaan Geesey ee ku yaala degmada...
Xarakada Al-shabaab ayaa xalay labo guri oo kuyaala Xaafada Huriwaa ee magaalada Muqdisho ku xirtay Miinooyin iyagoo dhismayaashaas qeybo kamid ah uu burbur weyn...
Xafiiska Qaramada Midoobey ee UNHCR oo ka hadley weerarka Muqdisho loogu geystay shaqaalahooda
War goordhow ku soo dhacay xafiiska Caasimada Online ee Nairobi ayaa sheegaya in Qaramada Midoobay ay sheegtay in afar ka mid ah ilaalashada shaqaalahooda...
Wafdi hor dhac u ah Wafdi heer Wasiiro oo maanta gaaray Magaalada Baydhabo Janaay.
Waxaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo Janaay ee xarunta gobalka Baay ka degay wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Aadan Madoobe.
Wafdigaan...
Qarax ka dhacay afaafka hore ee Airport Muqdisho ka dhacey & Alshabaab oo sheegtay...
Faah-faahin ayaa laga helayaa qaraxyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxa koowaad ayaa wuxuu ka dhacay afaafka horre ee garoonka caalamiga ee Magaalada Muqdisho, waxaana...
Masuuliyiinta Amisom iyo Wasiiro la filayo iney tagaan magalada baydhabo saacadaha soo socda
Warar lagu kalsoon yahay oo aan kol dhow ka helney magalada baydhaba ayaa sheegaya in maanta ey halkaasi ku beegan yihiin qaar ka tirsan...