Monday, April 28, 2025

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari dhigiisa dalka sudan heshiis la saxiixday

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay socdaal shaqo ku joogaan dalka Iran ayaa heshiis iskaashi kula saxiixday...

Saraakiisha Maamulka KMG juba ayaa iska fogeeyay dilalkii ka dhacay kismaayo

Saraakiisha Maamulka KMG ah ee Juba ayaa iska fogeeyay inay ka dambeeyaan dilalkii u dambeeyay ee ka dhacay magaalada Kismaayo, iyadoo labadii habeen ee...

Maamulka gobolka banaadir oo sheegay in ay soo bateen isbaarooyinkii

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in dib loo soo celiyay isbaarooyinkii Muqdisho yaalay, iyadoo mar kale saameyn ku yeelatay gaadiidka badeecadaha ka qaada dekeda...

Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh oo magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweyne ku xigeenka wadanka Kenya

Warsaxaafadeed: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay maanta Madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya Mudane William Ruto, waxaa labada...

Dhageyso: Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo sheegay in dhowaan la soo afjari doono dhismaha...

Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur "Aadan Madoobe" oo ka mid ah masuuliyiinta sida aadka u taageersan dhismaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa wareysi uu siiyey...

Dhageyso: Afhayeenka Guddiga Doorashada dowlad goboleedka KG oo ka waramey howsha guddigooda & xiliga...

Shirka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ee ka socda magaalada Baydhabo ayaa lagu magacaabey guddigii doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka KG iyo labadiisa ku xigeen....

Dowlada oo ku howlan qabsashada Degmooyinka Baraawe iyo Buulo Burde

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir albaabada u xiran xilligan waxaa uu Xarunta Booliska ee Commando Polizio kula leeyahay Hey'adaha ammaanka dowladda, iyadoo...

Qunsulka Cusub ee Somalia u fadhiya dalka Uganda oo kulan la qaatey Saraakiil ka...

Qunsulka Somaaliya u fadhiya dalka Uganda Hassan Shire ayaa xalay casho sharaf ugu sameyey Restaurant Le petit Village ee magaalada Kampala afhayeenka reer Jabuuti...

Daawo: Markii ugu horeysay oo Doodii Fagaaraha lagu qabtay magaalada Muqdisho

Fagaaraha oo ah barnaamij doodeed inta badan dalka dibadiisa lagu qabto ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu qabtey magaalada Muqdisho. Dooda ka dhacday gudaha...

Ra’iisul Wasaarihii hore ee DKMG Cali Geedi oo maanta ka mid ahaa dadkii soo...

Dadbadan ayaa isweydiinayaan Goormey heshiiyeen Madaxweyne Xasan Sheikh iyo Raysal wasaarihii hore Cali Maxamed Geedi, maanta ayaa Madaxweynaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane xasan Sheikh...

Xisbiyada AK Party & CHP ee dalka Turkey oo dagaal gacan ka hadal ah...

Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa xalay dood adag oo dheer ka yeeshay hindise Xukumada Raysulwasaare Dayip Erdogan soo hordhigtay oo ahaa in maxkamadaha iyo xeer...

Dil loo geystay Askari saarnaa BL magaalada Muqdisho & dableydii dilka geysatay oo AK47...

Askari ka tirsan ciidamada dowladda ayaa maanta lagu dhex dilay Gaari BL ah, agagaarka Isgoyska Ex Koontarool, iyadoo falkan uu noqday midka ugu hadal...

C/laahi Max’ed Idiris “Leesta” & Dr. Max’ed Cali Xaamid oo ugu cad cad musharaxiinta...

Maalmihii ugu dambeeyay waxaa magaalada Baydhaba oo uu ka socda shirka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ku soo qul-qulayay musharaxiinta u tartamaysa doorashada madaxnimo...

Madaxweyne Xasan oo dalka dib ugu soo noqdey ka dib fasax uu la soo...

Sidda uu noo sheegay wariyaha Caasimada Online, ee magaalada Muqdisho, waxaa goordhow la filayaa in garoonka diyaaradaha Muqdisho uu ka soo dago madaxweynaha Soomaaliya,...

Xiriiirka dalalka reer Galbeedka & Madaxweyne Xasan Sheekh oo mugdi soo kala dhex-galay

Dowladdaha reer galbeedka ayaa ka walaacsan jihadda maamul ee madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Warqaddi is casilaada ee gudoomiyihi hore ee Bankiga...

Deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho oo qarax lagu;a eegtay kolonyo ciidamada AMISOM

Wararka ka imaanaya deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mid ah gaadiidka AMISOM oo Kolonyo ahaa qarax miino lala eegtay,...

Ciidamo Itoobiyaan ah oo isu qeybiyey inay dagaal ka galaan Gobolada Dhexe iyo Koonfurta...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas maanta lagu wado in ay gaaraan ciidamo Itoobiyaan ah kuwaasoo...

Turkiga oo joojiyey 4.5 Milyan Dollar oo bil kastaa uu siin jiray dowlada Madaxweyne...

Turkiga ayaa joojiyey taageeradii miisaaniyadda tooska ahayd (Lacagta kaashka), ee uu siin jiray dowladda Somalia, waxaa sidaas werisay wakaaladda wararka Reuters. Turkiga, ayaa dowladda Somalia...

Halkee marayaa mashruucii isu jirey dhismaha isbitaalka iyo iskuulka Deegaanka Haakow ee Gobolka...

Degaanak Haakow ee gobolka shabellaha Hoose waxa si weyn ugu soctaa dhismiyaal  isugu jiro xarun caafimaad iyo iskuul. kaasoo  door lixaad leh ka qadanayaan...

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...