Tuesday, April 29, 2025

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland oo saakay u dhoofay dalka Ethopiya (Sawiro)

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdulaahi Cumar, gudoomiyaha Barlamanka Siciid Xasan Shire, Wasiiro, Taliyaasha Ciidamada kala duwan iyo masuuliyiinta dowladda ayaa ku sii sagootiyay...

Golaha wasiirada DFS oo xalay kulan ku yeeshay madextooyada maxaa ka soo baxay

Golaha Wasiirada Soomaaliya oo xalay kulan saacado badan qaatay oo looga hadlayay arrimaha ammaanka xalay ku yeeshay Madaxtooyada Somaaliya ayaa waxaa ka soo baxay...

Ra’iisul wasaare C/wali Sheekh Axmed oo ka qyab galay banaanbax lagu taageeraya nabada oo...

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ka qaybgalay banaan-bax lagu taageerayo nabadda, loogana soo horjeedo falalka ammaan darada ee lagu carqaladaynayaan...

Qarax miino oo dhimasho iyo dhaawac geystay oo barqanimadii maanta ka dhacay Kismaayo

  Ugu yaraan hal ruux ayaa ku dhintay, saddex kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib qarax miino oo wadada dhinaceeda la geliyay oo maanta ka...

Daawo: Madaxa AMISOM oo sheegay inaan Shabaabka laga guuleysan karin haddaan dowladu haysan taageerada...

Madaxa ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia Danjire Annadiif ayaa cambaareeyay weerarkii Alshabaab saaka ku qaadeen madaxtooyada Somalia.‘‘Waxaan jeclahay in marka hore aan sheego...

Dadka Degmada Huriwaa ee Magaalada Muqdisho oo u hogaansamey Amar Shabaab ku soo rogeen

Dhawaan ayey aheyd markii warqado lagu amraayo ganacsatada dagmada degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho  in aysan wax ka iibin ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM ayaa waxaa ay...

Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul uga hadlay weerarkii madaxtooyada maanta lugu soo qaaday

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa saxaafadda la hadlay, isagoona ka warbixiyey weerarkii maanta lugu soo qaaday xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo u xilligaan ku...

Faah faahin qasaaraha ka dhashay weerarkii Madaxtooyada iyo Al-Shabaab oo sheegatay

  Inta la og yahay 11 ruux oo ay ku jiraan sagaal ka mid ah kooxihii weerarka qaaday ayaa ku dhintay weerar is qarsin iyo...

Weerarka gudaha Madaxtooyada lagu qaadey oo su’aal dul dhigay awoodda dowlada ee wax ka...

Weerarka maanta lagu qaadey Villa Soomaaliya ayaa khasaaraha ka dhashey uusan ahayn sidii la qiyaasayay marka loo eego awooda Weerarka, dhimashadu waxay u badan...

Wararkii ugu danbeeyay weerarkii saakay ka dhacay Madaxtooyada Villa Somalia in ay ku ...

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar culus oo lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada xilligii salaadii khudbada ee jimcaha, iyadoo weerarka markii hore uu...

wasiirka amniga qaranka oo sheegay in ay gacanta ku haayaan qaarka ka mid ah...

Wasiirka Amniga Qaranka Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed oo goor dhow la hadlay mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayaa sheegay in gacanta lagu haayo...

Faarax C/qaadir oo si ku meel gaar ah u shir guddoomiyey shirkii khamiislaha ee...

Kulankii khamiislaha ee maanta Golaha Wasiirada Soomaaliya ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa waxaa shir gudoomiyay Wasiirka Garsoorka iyo Dastuurka Faarax Sheekh C/qaadir oo ah...

Dhageyso Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo ka warbixiyey arrimo badan oo ay ka mid tahay...

Gudoomiyaha Golaha Guurtida dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Malaaq Xasan Shure Max'ud ayaa waxba kama jiraan ku sheegay shirka hotel Bakiin isla markaasna ku...

AMISOM oo ka baxday degmada Mahadaay iyo Alshabaab kaabiga ku haaya

Ciidamada AMISOM ayaa gelinkii dambe ee maanta isaga baxay degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo caawa laga cabsi qabo in degmadaas ay soo...

Barakacii ugu balaarnaa in muddo ah oo ka bilowday degmada Huriwaa

Boqolaal qoys ayaa maanta bilaabay inay ka qaxaan xaafado ka tirsan degmada Huriwaa, halkaasoo xalay dagaalo culus oo bar bar socday madaafiic uu ka...

RW C/weli Iyo Wafdigiisa Oo Kulamo La Qaadan doona Madaxda Uganda

Kampala: R/wasaaraha Soomaaliya iyo wefdi uu hogaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Kambaala ee xaruunta dalka Uganda ayaa lagu wadaa in ay...

Dowlada Federaalka oo wafdi wasiiro ah u dirtay Baydhabo

Dowlada Federaalka Somalia ayaa saaka wafdi heer wasiiro ah oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Cabdullaahi Goodax Bare u dirtay magaalada Baydhabo....

Stay connected

20,832FansLike
2,508FollowersFollow
14,700SubscribersSubscribe
- Advertisement -

Latest article

Labada Kuuriya oo dib u soo celiyey isticmaalka khadkii taleefoonada

Idalenews (INO)-Kuuriyada Woqooyi iyo Kuuriyada Koonfureed ayaa dib u soo celiyey isticmaalka isgaarsiinta ee khadka taleefoonada,iyagoo  isweydaarsaday wadahadaladoodii ugu horreeyay tan iyo...

Madaxwayne Farmaajo Iyo Wafdi uu hogaaminayo oo Addis ababa safar ugu baxay

Idalenews (INO) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u u ambabaxay magaalada Addis Ababa...

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u dhoofay dalka Qatar

idalenews (INO) Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa u dhoofay magaalada Doha ee dalka Qatar maanta...