OGEYSIIS:Ogeysiis Muhiim ah oo ku socda Dhammaan Jaaliyaadaha Koonfur Galbeed Somaliya ee Sweden

0
337

Baydhabo(INO)- Ujeedo:  Ogeysiis muhiim ah oo ku socda dhammaan Jaaliyaadaha Koonfur Galbeed Somaliya ee Sweden.

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan jaaliyadaha, aqoonyahanada, odayaasha,  culimada, wax garadka, haweeenka, dhalinyarada,  iyo dadka ka soo jeeda Koonfur Galbeed Somaliya ee degen wadanka  Sweden in ay ka soo qeybgalaan kullan  muhiim ah oo dhinaca talefonaka oo dhici doona,  habeenka Jimco 04 February 2016,  saacadda stockholm 20:00 – 22:00  waxaana laga soo geli karaa taleefonka hoos ku qoran.

 

Tel. 08-1241-0578

 Fure: 257583

Mahadsanidiin

 

Abukar Hussien

Hoghayaha Guud ee Dalladda KGS Sweden

email: sydvast.somaliska@outlook.com 

 Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here